Kismaayo: Doorashadii Aqalka Hoose Oo Lasoo Gebogebeeyey Sheeko:War Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose waxaa maanta lagu soo gebogebeeyey doorashada xildhibaannada aqalka hoose, iyadoo kursigii ugu dambeeyey maanta la doortey. Ibraahim Maxamed Xuseen ayaa noqday xildhibaankii ugu dambeeyey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Gaaray Kismaayo Waxaa maanta Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose gaarey wafdi uu hoggaaminayo ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Micheal Keating. Mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland ayaa Keating kusoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Siyaabo Kala Duwan Ugu Geeriyootey Hargeysa Laba nin ayaa xalay lagu dilay gudaha magaalada Hargeysa , labadaasi mid ka mid ah waxa la dilay isaga oo ku jira Faramashi uu ku lahaa degmada Ibraahim Koodbuur kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dadkii Barakacay Oo Dib Usoo Laabanaya Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa laga dareemayaa dib usoo laabashada dadkii dhowaan ka barakacay dagaalladii ka dhacay magaaladaasi ee u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Galmudug. Shacabka oo intiisa badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambaayey Dagaallo Ka Dhacay Deegaanka Goofgaduud Ee Baay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka oo garab ka helaya kuwa Koonfur Galbeed iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac ah ayaa gabal dhacii shalay ka dhacay deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka hadlay abaaraha ka jira inta badan gobollada dalka, taa oo saameysay dadka iyo duunyada. Waxa uu Ra’iisul wasaaraha sheegay haddii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Bogaadiyey Doorashooyinka Dalka Ka Socda Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo si habsami leh uga socda caasimadaha dowlad gobolleedyada dalka, dhowaanna ka bilaaban doona magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose Oo Ka Socota Magaalooyin Badan Waxaa si caadi ah u soconaya doorashada aqalka hoose maalin kadib markii lagu guul-dareysay in la doorto guddoonka baarlamaanka sida ku qorneed jadwalka doorashada dadban. Garoowe, Cadaado, Jowhar, Baydhabo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Baxday Shir Madaxeedka Carabta Iyo Afrika Soomaaliya iyo dalal badan oo carab ah ayaa ka baxay shir madaxeedka Carabta iyo Afrika ee ka socday Malabo ee caasimadda Geni. Carabta waxaa ay ka gadoodeen kadib markii shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Musil Oo Go’doon Noqotay Wararka ka imaanay dalka Ciraaq waxaa ay sheegayaan in magaalada Musil iyo magaalooyin kale Talacfar laga jaray gurmadkii u iman lahaa Daacish. Arrintan ayaa imaaneysa kadib markii maleeshiyaad Shiico ah…