Guddoomiyihii Guddiga Doorashada P/Land Oo Iscasilay Sheeko:Dalka Axmed Kismaayo oo ahaa guddoomiyihii guddiga doorashada Puntland ayaa maanta bartiisa facebook-ga ku shaaciyay inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimo ee uu ka hayay maamulkaasi Puntlkand. Waxa uu sheegay in maanta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Salaad Roob Doon Ah Oo Garoowe Lagu Oogay Salaad roob doon ah ayaa maanta lagu tukaday magaalada Garoowe ee caasumadda maamulka Puntland. Isu soo baxa roob doonka waxaa ka qeyb galay dadweyne fara badan iyo madaxda maamulka Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:War Daahir Xaaji Geelle Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxa ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Xaaji Faarax oo 8-dii sanno ee u dambeeyey ka mid ahaa xildhibaanada Soomaaliya hadana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Xildhibaan-ka Geeriyooday Ee Daahir Xaaji Geelle Magaalada Garoowe xalay waxa ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Xaaji Faarax oo 8-dii sanno ee u dambeeyey ka mid ahaa xildhibaanada Soomaaliya hadana mar kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Isku Deldelay Gobolka Galgaduud War degdeg ah oo hadda naga soo gaaray gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in nin xoolo dhaqato ah uu isku diley halkaasi. Ninkani oo lagu magacaabi jirey Ilkaweyne Cumar Jaaxuur ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa tacsi Qaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil Yar Oo Harraad Ugu Dhintay Buuhoodle Sida ay xaqiijinayaan dad ku sugan magaalada Buuhoodle ee waqooyiga Soomaaliya waxaa jirta biyo la’aan baahsan oo wajahday taasoo si weyn u saameysay dadka iyo duunyada. Abaaraha ka jira gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:War Ergada Sh/hoose Oo Gaaray Baydhabo Ergooyin ay ka socda gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ergooyinka maanta gaaray magaalada Baydhabo waxaa lagu sheegay inay yihiin kuwa horudhac kuwaasoo soo…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo Hakatay Maalintii seddexaad maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa hakad ku jira doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada ayaa hakad loo geliyay shaqaaqo dhowaantan ka dhacday magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Colaadeed Oo Ka Taagan Degaanka Xarfo, Mudug Wararka naga soo gaaraya degaanka Xarfo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa dad reer miyi ah. Xiisadda dagaal ayaa salka…