Puntland Oo Xukuntay Dad Lala Xiriirinayo Daacish Sheeko:Dalka Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada iyo danbiyada culus ee Puntland ayaa xukuno dil iyo xabsi daa’in iskugu jira ku xukuntay 5 qof oo maxkamadu ay sheegtay inay heshay inay ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Guddi Loo Xil Saaray Dhacdo Ka Dhacday Xarunta Doorashada Jowhar Guddi xaqiiqo raadin ah ayaa loo xil saaray dhacdo maalmo ka hor ka dhacday xarunta doorashada aqalka hoose ee magaalada Jowhar taasoo noqotay ceeb hareysay dowladda federaalka. Shaqaaqadani oo dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu ka socdo dagaal beeleed sababay khasaare illaa hadda aan la ogaan Karin. Dagaalka oo beelo walaalo ah malleeshiyaadkooda u dhaxeeya ayaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Ma Wada Xallin Karo Cabashada Doorashooyinka Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa waxaa uu sheegayaa in Dowlada ay ku dadaali doonto wax ka qabashada tabashooyinka ka yimid doorashadda dadban ee 2016-ka. Madaxwayne Xasan waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bashiir Goobe: Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo kuwa Nabada Sugidda La’aantood Ciidan Ma Jiro Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Goobe ayaa sheegay in Ciidamada qaybaha kala duwan ay u baahan yihiin waqtigan qalabayn iyo in ay helaan Mushaarkooda. Taliyaha asluubta Bashiir Goobe ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka Oo Ka Hadley Dhalinyaro Mareykanka Ku Xiran Iyo Trump Iyo Soomaaliya Safaarada Soomaaliya ee dalka Mareykanka Axmed Cawad Ciise ayaa sheegtay in aysan awood u laheyn in ay ka hadasho dhlainyarada Soomaaliyeed ee lagu maxkamadeynayo dalka Mareykanka sharciyada wadankaas u yaala …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidley Shaqo La’aan Ka Cabanaya Sababo La Xiriira Roobka Deyrta Gadiidleyda Qaar Gobalka shabeellada Hoose ayaa shegay in mudo saddex maalin ah shaqa la’aan ay yihiin kadib roobabkii ugu danbeyay ee ka da’ay gobalkaasi Wadooyinkii ay isticmaali jireen ayey shegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Obama: Dhibaatada Suuriya, Waa Sii Socon Doontaa Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa sheegay in dhibaatada ka jirta Suuriya ay sii socon doonto in muddo ah, isagoo sabab uga dhigay taageerada ay Ruush-ka iyo Iran siiyaan madaxweyne Asad.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudd. Doorashada Oo Baaraya Wasiir Federaalka Ah Oo Lagu Eedeeyay Laaluush, Lagana Istaajiyay Tartanka Aqalka Hoose Guddiga doorashada dadban ee dowlad goboleed-ka Jubbland ayaa tartanka xildhibaannimo ka istaajiyay Maxamed Mukhtaar Ibrahim oo ah Wasaaradda Batroolka & Macadanta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, iyagoo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dadkii Barakacay Oo Dib Ugu Laabanaya Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in dadkii shacabka ahaa ay dib ugu laabanayaan magaaladaasi. Dadkani ayaa dib ugu soo guryo noqotay magaalada Gaalkacyo markii lagu guuleystay in ciidankii…