Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya iminka magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in magaaladaasi lagu dilay nabadoon laga yaqaanay gobolka Hiiraan. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Nabadoon Bocor Axmed waxaana diley dableey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Shirar Looga Hadlayo Doorashada Oo Ka Socda Kulankani ka soconaya magaalada Jowhar ayaa looga hadlayaa arrimo ku saabsan doorashada Soomaaliya gaar ahaan aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka. Wakiilka Qaramada Madoobe ee Soomaaliya Micheal Keating iyo madaxweynaha Hirshabeelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Majmaca Culumada Oo Ka Digey In Carruurta Lagu Xadgudbo Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa ka hadashay maalinta xuquuqda carruurta adduunka oo maanta meelo badan oo caalamka kamid ah laga xusayo. Majmaca waxay sheegeen in carruurta xil la iska saaro isla…
1 daqiiqo Sheeko:War Baydhabo: Doorashada Aqalka Hoose Oo Socota Doorashada Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Hadda Ka Billaabatay Magaalada Baydhabo, Baay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka socota doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isu Soo Bax Roob Doon Ah Oo Ka Dhacay Jowhar Isu soo bax roob doon ah ayaa ka dhacay maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Isu soo baxani ayaa dadka Alle ay kaga baryayeen inuu ka dulqaado culeyska…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Hoose Ee Cadaado Oo Sababo Jiro Loo Hakiyay Waxaa maanta hakad ku jirta doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya ee ka socotay magaalada Cadaado. Doorashada lama oga sababaha ka dambeeya waxa ay hakadka u galiyeen guddiga doorashada. Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjire Micheal Keating Oo Gaaray Jowhar Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Madoobe u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa goor dhow diyaarad uu la socday ay ka dejisay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Danjire Micheal Keating oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Shariif Xasan “Ciddii Tabasho Qabta Waan La Hadlaynaa” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in maamulkiisa uu diyaar u yahay in uu qanciyo cid kasta oo tabasho ka qabta arrimaha doorashooyinka aqalka hoose ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Ergada Jowhar Oo Codsaday In Doorashada Dib Loo Billaabo Ergooyinka doorashada aqalka hoose ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in guddiga doorashada heer gobol ay ka sugayaan waqtiga rasmiga ah oo ay billaabanayso doorashada aqalka hoose. Maalintii shalay ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Muqdisho Hal askari ayaa dhintay mid kalena waa uu dhaawacmay kadib markii ciidamada dowladda federaalka qarax lagu la eegtay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Qaraxani oo nuuciisa lagu sheegay miinada meelaha…