Shir Looga Hadlayo Maalgashiga Somaliland Oo Ka Furmaya Hargeysa Sheeko:Dalka Shir looga hadlayo maalgashiga deegaannada Somaliland ayaa la filayaa in bartamaha bisha soo aaddan uu ka furmo magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi. Wasiirka waaaradda ganacsiga Somaliland Cumar Shuceyb Maxamuud oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa Soomaaliya usoo magacawday safiir cusub oo bedali doona midka haatan dalka u jooga, kadib qoraal kasoo baxay dowladda dalkaasi. Safiirka cusub ee Ingiriiska ayaa lagu magacaabaa David…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Baaq u Direy Shacabkii Ka Barakacay Gaalkacyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo hadal kooban ka jeediyey munaasabad lagu kala qaadayey ciidamada Puntland iyo Galmudug ee Gaalkacyo, ayaa ku baaqey in ay dib usoo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Sidee Loo Kala Qaadey Ciidamadii Puntland Iyo Galmudug Ee Gaalkacyo? Dedaal badan oo ay sameyeen dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaramada Midoobey, Puntland iyo Galmudug ayaa lagu guuleystay in la kala qaado ciidamadii ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Munaasabad kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OCHA Oo Walaac Ka Muyujisey Abaarta Soomaaliya Xafiiska Qaramada Midoobay ee xiriirka arrimaha bini’aadannmida OCHA ayaa walaac ka muujisey abaaraha ka jira qaar kamid ah gobollada Soomaaliya. OCHA ayaa sheegtay in Lixdii bilood ee lasoo dhaafay ay…
2 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Labada Aqal Ee Gobollada Waqooyi Oo Dib U Dhacday (Warbixin) Guddiga doorashada dadban ee heer federal ayaa sheegay in waqtiga loo qorsheeyay doorashada xubnaha aqalka sare iyo aqalka hoose ee matalaya gobollada waqooyi uu ku yimid dib u dhac. Hadalkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda “Tiyeeglow Ciidan Qabta Uma Heyno” Isgaarsiinta degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa weli jaran iyadoo saansaan colaadeed ay ka jirto magaaladaasi. Magaalada Tiyeeglow ee koonfurta galbeed Soomaaliya ayaa seddexdii maalin ee la soo dhaafay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Amni Ee Gobolka Gedo Oo Laga Hadlay Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhowaan ay degaanno ka tirsan gobolkaasi ay ka sameeyeen howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Alqaadi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda: “Guddiga Abaaraha Ayaa La Hirgelinayaa ” Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dib loo hirgalinayo guddiga abaaraha dalka si gurmad ah u helaan kumanaan qoysas Soomaali ah oo ku dayacan gobollo ka tirsan dalka kuwaasoo ay waxyeeleysay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddi Loo Saaray Dil AMISOM Ay Ka Geystay Cadaado Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in ay guddi u saareen dhacdo maalin ka hor ciidanka AMISOM ay ku dileen nin kamid ah ergada xildhibaannada soo dooranaysa. Sahra Maxamed Maxamuud oo…