Xildhibaanno Maanta Lagu Dooranayo Magaalada Muqdisho Sheeko:War Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada xildhibaannada aqalka hoose ee xubnaha kusoo aaddey beelaha Banaadiriga ah. Waxaa maanta xarunta gaadiidka Booliiska ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Sharci Lagu Xakameynayo Kufsiga Oo Lasoo Bandhigey Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha diinta ee maamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe ka daah furtay sharci la doonayo in loogu xakameeyo Kufsiga, waxaana munsaabadda lagu daah furayey sharcigan ka qeybgalay madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Xalay Lagu Doortey Magaalada Baydhabo Doorasho habeenkii xalay ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu doortey Labo mudane oo kamid noqonaya aqalka hoose ee baarlamaanka dalka. Doorashadan ayaa billaabatey abaare 8-dii fiidnimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Taliska Booliiska Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Sameeyeen Taliska ciidamada Booliiska ee gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal amni sugid ah oo ciidamada ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Hiiraan Korneel…
2 daqiiqo Sheeko:War Xilliga Ay Bilaabaneyso Shaqooyinka Xildhibaannada Cusub Oo La Shaaciyey Xoghayaha guud ee golaha shacabka C/kariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaadey waqtiga rasmiga ah ee la bilaabaneyso shaqooyinka xildhibaanada baarlamaanka Federaalka ee dhowaan lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulan Lagu Taageerayey Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi Oo Ka Dhacay Cadaado Kulan lagu taageerayey xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa ka dhacay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxaana ka qeybgalay kulankaasi mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug, Odoyaal dhaqameed iyo qeybaha kale ee Bulshada.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garyaqaanka Guud Iyo Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Oo Sheegay In Ceymiska Uu Hoostago Maaliyadda, Lana Siin Karin Shirkad Private Ah. Garyaqaanka guud ee dowladda Cusmaan Cilmi Guuleed iyo Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa maanta saxaafadda uga waramay ceymiska, iyagoo sheegay in lagu dhisay sharciga 20-aad kaas…
1 daqiiqo Sheeko:War 2 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortay Cadaado Doorashada aqalka hoose ee maanta ka dhacday magaalada Cadaado ayaa lagu soo doortay labo kursi oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Labadaan kursi ayaa waxaa ku tartamay haween oo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Lagula Eegtay Gobolka Bari Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in qarax miino lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Ciidamada qaraxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Beelaha Laga Tirada Badan Yahay Oo Cabasho Ah Beelaha Gabooye waxay ka cabanayaan inaanay ka heli saamigooda xilalka Somaliland ee la magacaabo , waxayna arrintaasi ku tilmaameen caddaalad darro uu kula kacay maamulka talada haya ee madaxweyne Siilaanyo…