Caruur Gaajo Ugu La’anaya Waqooyi Beri Nigeria Sheeko:Dalka Ururka dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ayaa waxa uu sheegayaa in kumanaan caruur ah oo ku sugan dalka Nageria ay u geeriyooden macluul iyo cudurro gaar ahaan gobolada ay heysteen ururka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Lagu Doortay Hirshabeelle Maanta waxaa markii ugu horeysay ay doorashada aqalka hoose ka dhacday maamulka Hirshabeelle, ilaa 7 Xildhibaan ayaa lagu doortay Jowhar. Xildhibaannada la doortay waxaa ay xulafo soke la yihiin madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Lagu Doortay Galmudug Waxaa maanta magaalada Cadaado lagu doortay ilaa 8 Xildhibaan, ilaa 36 Xildhibaan ayaa lagu wadaa in lagu doorto Cadaado, ilaa iyo hadda waxaa la doortay 13 Xildhibaan. Halkan ka akhriso…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Hadlay Abaar Ka Jirta Gobolkaasi Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay abaar saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada oo ku dhuftey deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Guddoomiye Gobolkaasi Cali Jeyte oo la hadlay warbaahinta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Laga Dareemayo Qiimaha Kalluunka Ee Suuqyada Muqdisho Sare u kac ayaa xilligaan laga dareemayaa qiimaha la kala siisto Kalluunka Suuqayada Muqdisho, kadib markii la sheegay in badda ay ka jiraan dabaylo saameeyey Kalluumeysatii badda kasoo jillaabanayey. Mustaf…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Baaq u Dirtey Ahlu-sunna Waljameeca Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaaliyeed ee NUSOJ ayaa wax laga xumaado in Ahlu-sunna Waljameeca ay hawada ka saarto Idaacadda Galgaduud xarunteeda degmada Guriceel. Xoghayaha ururkaasi Maxamed Ibraahim Macalimuu oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Billowday Caabudwaaq War hadda ka imaanaya magaalada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu ka socda dagaal beeleed. Dagaal beeleedka oo u dhaxeeya malleeshiyooyin hubeysan ayaa Goobjoog News loogu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Khadiija Diiriye Iyo Maxmed Qoono Oo Loo Doortay Xildhibaan Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye iyo Xildhibaan Maxamed Xasan Qoono ayaa ku soo baxay doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya taasoo wax yar ka hor ka billaabatay magaalada Jowhar. Maanta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Baydhabo: Cabdiweli Muudeey Oo Noqday Xildhibaan Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed maanta waxaa ka dhacday doorashada hal kursi ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Halkani kursi waxaa ku tartamay wasiirka shaqada iyo shaqaalaha ee dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:War AMISOM Oo Mid Kamid Ah Ergada Ku Toogatay Cadaado War degdeg ah oo hadda naga soo gaaray magaalada Cadaado ayaa sheegaya in halkaasi ciidamada AMISOM ay ku dileen mid kamid ah ergada beelaha Galmudug. Ninka la dilay oo Goobjoog…