Cadaado Iyo Baydhabo Oo Doorashada Aqalka Hoose Uu Dib U Dhac Ku Yimid Sheeko:War Iyadoo lagu ballansanaa in magaalooyinka Cadaado iyo Baydhabo ay ka billaabato doorashada aqalka hoose ee wajiga labaad ayaa dib u dhac uu ku yimid. Wararka Goobjoog ay ka heleyso magaalooyinkaasi… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Laga Joojiyay Xukunka Dilka Ah Maxkamadda sare ee dalka Masar ayaa maanta joojisay xukun dil oo horay loogu xukmay madaxweyne Maxamed Mursi iyo hogaamiyeyaal badan oo ka tirsan Ikhwaanka. Qadiyadda horey dilka loogu xukumay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Iscasilay Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Galmudug Cawil Cabdullaahi Jaamac Ayaa Iscasilay Wasiir ku xigeenka oo saxaafadda hadal kooban sheegay ayaa ka hadlay sababta keentay inuu iska casilo xilkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka, Galmudug, Puntland, Iyo QM Oo Ku Shirsan Gaalkacyo Kulan ayaa hadda ka soconaya magaalada Gaalkacyo kaasoo ay wada leeyihiin madaxweynayaasha maamullada Galmudug, Puntland, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, guddiga nabadda iyo wakiilka Qaramada Madoobe ee Soomaaliya Danjire Keating.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Air Djibuti Oo Ka Shaqo Bilowday Muqdishu Shirkadda Duulimaadka hawada ee Air Djibuuti ayaa maanta duulimaadkii ugu horreeyey ka bilowada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyadoo si rasmi ah hada ka dib isaga kala gooshi doonto Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:War Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Maanta Lagu Doortay Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbadda Hoose waxa Maanta lagu dootay 5 xildhibaan oo mid ka mid ah ay dumar tahay. Xubnahan lagu doortay Magaalada Kismaayo ayaa ku biiraya Xildhibaannada Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Qeybdiid Iyo Danjire Keating Oo Gaalkacyo Gaaray Wararka hadda naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu goor dhow gaaray Sanator Cabdi Qeybdiid iyo wakiilka Qaramada Madoobe ee Soomaaliya Danjire Micheal Keating. Jeneraal Cabdi Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Dhismaha Wasaaradda Dib U Dejinta Oo La Dhagax Dhigey Munaasabad lagu dhagax dhigayay dhismaha wasaaradda dib u dejinta iyo barakacayaasha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Dhagax dhigga dhismaha wasaaradda waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo iskaabaya ayaa maanta la wareegay degaanka Miirtuugo oo ay degganaayeen Alshabaab. Sida ay sheegayaan dadka degaanka ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa degaankaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjire Keating Oo Ku Wajahan Magaalada Gaalkacyo Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo maanta ayaa lagu wadaa in magaaladaasi ay gaaraan wafdi ka socda beesha caalamka. Wararka la helayo ayaa sheegaya in wafdigani uu…