Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo Ka Digtey Xaalad Qatar Abaareed Ah Oo Dalka Kusoo Wajahan Sheeko:Dalka Hay’adda maareynta Musiibooyinka qaranka ayaa ka hadashay abaaraha ka jira dalka, iyadoo sidoo kale ka digtey in xaaladdu ay kasii darto haddii aanu roob di’in. Madaxa dabagalka iyo kormeerka ee… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shubanbiyoodka Oo Ka Dilaacay Magaalada Dhuusomareeb Cudurka Shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada Dhuusomareeb iyo degaannada ku hareereysan ayaa waxa uu soo ritay dad aad u farabadan oo qaarkood la seexiyey isbitaalka magaalada Dhuusomareeb ee Xanaano …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Abaaraha Sool Iyo Sanaag Oo Fariin u Direy Maamullada Dalka Ka Jira Guddiga abaaraha gobollada Sool iyo Sanaag ayaa ka hadlay xaaladda abaareed ee ka jirta deegaanno badan oo kamid ah gobolladaasi, iyadoo guddiga uu ku baaqey gurmad degdeg ah. Sheekh Saciid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Qaranka Oo u Gurmanaya Dadka Ku Nool Deegaannada Abaartu Ku Dhufatey Ee Dalka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in kaalin ay ka qaadan doonaan gurmad loo sameeyo shacabka Soomaaliyeed ee abaartu ku hayso deegaanno badan oo kamid ah gobollada dalka. Guddoomiyaha ururkaasi Batuulo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Israa’il Oo Sharciyeysay Dhulalka Dadka Falastiiniyiinta, Isla Markaana Mamnuucdey Aadaanka Gumeystaha Israa’il ayaa lagu waramayaa in ay sharciyeysteen dhulalka Falastiiniyiinta, iyagoo sidoo kale mamnuucey aadaanka salaadda. Afahayeen u hadlay madaxtooyada Falastiin Nabil Abuu Riida ayaa sheegay in Isra’il tilaabooyinkeeda waalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guriceel: Ahlu-sunna Oo Hawada Ka Saartey Radio Galgaduud Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusmareeb ayaa hawada ka saarey Radio Galgaduud, xaruntiisa degmada Guriceel, iyaga oo qaatey qaar kamid ah qalabkii Idaacaddaasi. Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amnesty International Oo Eedeysay Dowladda Kenya Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa dowladda Kenya waxay ku eedeysay in qaxootiga Soomaaaliyeed ee ku sugan xeryaha Dhadhaab ay ku qasbeyso iney ku laabtaan dalkooda. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Maxkamad Xukun Ku Riddey Dhallinyaro Soomaaliyeed Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa xukunno kala duwan waxa ay ku riddey dhallinyaro Soomaaliyeed oo horey loogu eedeeyey iney ku biiri rabeen ururka daacish ee ka dagaallama dalalka Siiriya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Oo Qof Bajaajle Ah Ku Diley Muqdisho Askar ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qof darwal ka ahaa mootada loo yaqaan Bajaaj waxay ku dileen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Goob jooge ku sugnaa halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Lagu Xirey Cadaado Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay ciidamada Nabad sugidda degmadaasi ku xireen wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska maamulka Galmudug…