Isbitaalka Cadaado Oo Lagu Soo Kordhinayo Qeybo Cusub Sheeko:Wararka Caafimaadka Mashruuca lagu ballaarinayo dhismaha isbitaalka dhexe ee magaalada Cadaado ayaa maanta si wadajir u dhagax dhigay wasiirka caafimaadka ee dowlad goboleedka Galmudug iyo guddoomiyaha magaalada Cadaado. Fulinta mashruucani lagu hormarinayo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NASA: Dayax Weyn Oo Iftiin Badan Ayaa Caawa Dunida Laga Arkayaa Caawa waxaa dunida laga arki doonaa dayax aad u weyn oo iftiin badan, waa arrin mar kale dib u dhici doonta November 25, 2034, sidaa waxaa sheegay hey’adda NASA. Dayaxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cali Xaaji: “Abaaro Xooggan Baa Ka Jira Dalka Soomaaliya” Musharrax Madaxweyne DR. Cali Xaaji Warsame oo ka hadlayay munaasabad lagu qabtay magaalada Kismaayo ayaa soo hadal qaaday abaaraha xilligani adag ku heysta gobollada Soomaaliya kumanaan qoysas ah iyo duunyadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Raage: Maqaamka Muqdisho In La Caddeeyo Waa Qasab Senator Maxamed Xuseen Raage oo kamid ah xubnaha aqalka sare ee laga soo doortey Hirshabelle ayaa sheegay iney xusul duub u geli doonaan sidii magaalada Muqdisho ku heli lahayd xuquuqdeeda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Nabadda Magaalada Gaalkacyo Oo Ka Socda Magaaladaasi Guddiga Nabadda Magaalada Gaalkacyo Oo Shir Ku Leh Magaaladaasi Shir ayaa iminka ka soconaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug kaasoo ay leeyihiin guddiga isku dhafka ah ee maalintii shalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawallo Ka Hadlay Dib U Dhis Lagu Sameynayo Wadada Muqdisho Iyo Baladweyne Kadib hadalka soo yeeray madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ee ah in dib u dhis lagu sameynayo wada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Baladweyne iyo Muqdisho ayaa waxaa ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hogaamiye Sare Oo ka tirsan Xamaas Oo Ugu Baaqay Qaaradda Africka kadoon ka Dhan Ah Yahuudda Mas’uul sare oo u qaabilsan ururka Xamaas arrimaha dibadda oo lagu magaacabo Usaama Xamaada ayaa ugu baaqay dhamaan shacuubta ku nool qaaradda Afrika kacdoonka dhan ah Yahuuda si loo hakiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Galmudug Iyo Puntland Uga Digtay Jabinta Heshiiska Galkacyo Ergeyga qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating ayaa uga digay maamullada Galmudug iyo Puntland in ay jabiyaan heshiiska xabad joojinta ah ee sabtidi lagu saxiixay magaalada Galkacyo. Michael Keating waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadde Muuse “Kismaayo Marka La Aadayo Maa Lagu Heshiiyo Gaalkacyo” Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse) ayaa ka hadlay heshiiskii 11-kii bishan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku gaareen maamullada Puntland iyo Galmudug. Ugu horreyn waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Dib Ula Wareegay Degmada Tiyeeglow, Bakool Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa Koonfur Galbeed ay dib ula wareegeen degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool, halkaasi oo…