Wax Ka Baro Cudurka Macaanka Oo Dunida Laga Xusayo Sheeko:Wararka Caafimaadka Waxaa maanta dunida laga xusayaa maalinta cudurka Macaanka, maanta oo kale waxaa dadka laga wacyigeliyaa khatarta cudurka macaanka iyo sida looga hortago. Waa maxay cudurka macaanka (diabetes)? Cudurka macaanka ama… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Donald Trump Oo Ballan-qaadey In 3 Milyan Uu Masaafurin Doono Dad badan oo Donald Trump ka sugayey in ballamahiisa uu ka soo baxo ayaa ku farxay ballanqaadka madaxweynaha la doortay uu ku sheegay in 3 Milyan uu dalkaas ka masaafurin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland Waxaa hadda magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay doorashada lix Xildhibaan oo gobolkaas u matali doonta baarlamaanka federaalka ah. Jubbaland waxaa ay ilaa iyo hadda doorteen 32 Xildhibaan, waxaana lagu sugayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Puntland Oo Magacaabay Guddi Isku Dhaf Ah Oo Ka Shaqeeya Nabadda Gaalkacyo Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay guddi ka kooban 18 xubin oo ka shaqeeya hirgalinta heshiiskii shalay ka dhacay magaaladaasi. Qodobadii lagu heshiiyay waxaa kamid ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Beelaha Dega Puntland Waxaa maanta Puntland lagu doortay ilaa 6 Xildhibaan, Xildhibaannada soo baxay waxaa ka mid ah Sacdiyo Ciise Kaarshe iyo Xakariye Maxamed Xasan. Hadaba halkan ka akhriso Liiska Xildhibaanada cusub: Kursiga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Walaac Ka Muujiyey Musuq Lagu Sameeyo Doorashooyinka Aqalka Hoose Guddiga xalinta Khilaafaadka doorashooyinka aqalka hoose ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey kaga hadlay arrimo badan oo ku aadan doorashada aqalka hoose iyo sidoo kale arrimaha la xiriira dacwadaha ay qabteen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Wariye Oo Ku Xiran Magaalada Kismaayo Ciidamada Nabad sugidda Jubbaland ayaa xabsiga dhigey Saddex wariye oo ka mid ahaa suxufiyiinta ka howlgasha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Wariyeyaashan la xirey ayaa waxay kala yihiin Sakariye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taardhuleed “Waan Soo Dhoweynaynaa Qirashada Maraykanka” Wasiirka amniga maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay maanta magaalada Gaalkacyo wuxuu kaga hadlay qirashadii Maraykanka ay qirteen inay duqeyntii ka dhacday degaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalka Marooko ayaa waxaa xabsiga la dhigay 20 qof oo beeraley ah Maxkamad ku taalo dalka Marooko ayaa waxa ay xukunno kala duwan ay ku riday dad beeraley ah oo tiradoodu ay gaareyso 20 qof. Dadkan ayaa waxa lagu riday xukunno u…
1 daqiiqo Sheeko:War Galmudug: Ergada Doorashada Aqalka Hoose Oo Dooranaya Lix Kursi Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud lagu qabto qeybta Labaad ee doorashada xubnaha aqalka hoose, iyadoo maanta la dooran doono 6 Kursi. Guddiga…