Ra’iisul Wasaare Cumar “Federaalka Haddii Uu Dhib Keenay Inaan Dib u Fiirinno Waaye” Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameyn doono hannaanka federaalka ee Soomaaliya qaadatey. Waxa uu sheegay in markii hore ay u… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Fekeraya In B/weyne Laga Saaro Xaasaska Iyo Carruurta Al-shabaab Cali Jeyte Cismaan, guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda guud ee gobolkaasi, waxaana ugu horreyn uu soo hadal qaaddey howlgallo ay ciidamada dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Magdhow Ka Dalbatey Dowladda Mareykanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dowladda Mareykanka laga doonayo in magdhow ay ka bixiso ciidankii Galmudug ee ay ku dileen deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug, 28-September-2016. Wasiirka dib u heshiisiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hirshabelle Oo Ka Digey Musuq Lagu Sameeyo Doorashada Xildhibaannada Aqalka Hoose Waxgaradka maamulka Hirshabelle ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxay uga digeeen cid walbo oo ku lug leh doorashada xildhibaannada aqalka hoose iney musuq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Saakay Ka Cusub Magaalada Gaalkacyo Ee Mudug? Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan saakay magaaladaasi laga dareemayo degannaasho, kadib dagaallo maalmo badan ka dhacay Gaalkacyo. Xaaladda guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo La Kulmay Madaxda Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu xafiiskiisa kula kulmay madaxda maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Xubnaha uu madaxweynaha la kulmay ayaa kala ah Guddoomiyaha maxkamadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Cusub Ee Xildhibaannada Beelaha Dega Jubbaland Maanta waxaa lix Xildhibaan oo cusub lagu doortay magaalada Kismaayo, 26 Xildhibaan ayaa ilaa hadda lagu doortay Kismaayo. Hadaba halkan waa liiska Xildhibaannada Cusub ee Jubbaland: Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Galmudug Iyo Puntland Oo Ku Heshiiyay Seddex Qodob Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu soo gebagebeeyay shirkii u dhaxeeyay maamullada Galmudug iyo Puntland. Shirkani oo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiin ka socota dowladda iyo beesha caalamka ayaa laga soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka U Dhaxeeya Galmudug Iyo Puntland Oo Hadda Ka Furmay Gaalkacyo Shirka Wada Hadalka Maamullada Galmudug Iyo Puntland Oo Goor Dhow Ka Furmay Gaalkacyo Iyo Khudbadaha Oo La Jeedinayo. Magaalada Gaalkacyo waxaa ka furmay shirka ay ku wada hadlayaan maamullada Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug: Maraykanka Waa Inuu Xirxiraa Dadkii Ka Dambeeyay Duqeyntii Jeexdin Odayaasha iyo waxgaradka Galmudug ayaa ka hadlay raalligelintii dowladda Maraykanka ay ka bixisay maalin ka hor weerarkii ka dhacay degaanka Jeexdin oo lagu dilay 13 ka tirsanaa ciidanka daraawiishta maamulka…