Jamaal Cali Xuseen: Wali Ma aanan Harin Khilaafkii Ucidna Ma uu Dhamaan Sheeko:Dalka Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo hoggaamiya garab ka mid ah garabyada is haya ee xisbigaas ayaa saxaafadda u sheegay inaaney wali harin khilaafkii kala dhexeeyay garabka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Gadoodsan Oo La Wareegay Xarunta Doorashooyinka Ee Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamo gadoodsan islamarkaana ka tirsan Jubbaland ay la wareegeen xaruntii doorashooyinka dadban lagu qabanayey ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qarax Ka Dhacay Saldhigga Ugu Weyn ee Ciidamada Mareykanku ku leeyihiin Dalka Afghanistan Qarax weyn ayaa ruxay saldhigga Bagram ee ugu weyn ciidamada cirka Mareykanku ku leeyihiin waqooyiga caasimadda Afghanistan ee Kabul, qaraxan ayaa geystay khasaare. Wakaaladda wararka ee “Khaama” ee gudaha dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Soomaali Lagu Weerary Mareykanka Wararka ka imaanaya magaalada Columbus ee dalka Mareykanka ayaa waxay sheegayaan in rag hubeysan ay weerar ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen dhallinyaro Soomaaliyeed, halkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Is Hor-Fariisinaya Guuleed Iyo Gaas Waxaa maanta magaalada Galkacyo lagu wadaa in uu ka dhaco kulan heshiis looga gaarayo dagaalka muddada bil iyo barka ah ka socda magaaladaasi. Kulankan waxaa ka soo shaqeeyay Michaela Keating…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay Waxaa La Magacaabey guddiga doorashada dadban Ee Somaliland, kaas oo ka kooban 9 xubnood. Hadaba halkan hoose ka akhriso magacyada guddiga:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanaanka Doorasho Ee Gobollada Waqooyi Ee Soomaaliya Waxaa la soo saaray qaabka gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay uga qeyb-galayaan doorashada dadban ee federaalka Soomaaliya, doorashada aqalka sare ee Somaliland ayaa lagu wadaa in xerada gaadiidka ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olgan Bekar: Turkiga Waxaa Uu Sii Wadi Doonaa Taageerada Soomaaliya Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar ayaa la sheegayaa in uu ammaaney doorashada dadban ee Soomaaliya taaso oo lagu wado in la soo gabagabeeyo 30-ka bishan. Mr. Olgan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guuleed Iyo Gaas Oo Gaaray Galkacyo Waxaa maanta magaalada Galkacyo gaaray madaxweynayaasha labada maamul goboleed ee Galmudug iyo Puntland. Cabdikarim Guleed iyo Cabdiweli Gaas ayaa lagu wadaa in ay ka wada hadlaan sidii loo joojin lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey: Kacdoonkii Carabta Waxaa Ka Dhacay Khasaare Gaaraya Ilaa 600 Bilyan Oo Dollar Hey’adda ESCWA Ee Qaramada Midoobey xafiiskeeda galbeedka Asia ayaa sheegtay in kacdoonadii Carabta ay horseedeen khasaare dhaqaale oo gaaraya ilaa 600 oo Bilyan oo Dollar. ESCWA waxaa ay intaa ku…