Wax Ka Baro Taariikhda Labada Murashax Ee Mareykanka: Hillary Clinton Iyo Donald Trump Sheeko:Dalka Dalka Mareykanka waxaa ka dhaceysa maanta doorashada madaxtinimada, tartan adag ayaa waxaa uu dhexmarayaa Hillary Diane Clinton Iyo Donald John Trump. Hadaba waa Kuma labada murashax: Dollad Trump: Donald John… 4 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Rabshado ay Ku Waxyeelloobeen Ku Dhawaad 30 Qof oo Ka Dhacay Hargeysa Stadium Magaalada Hargeysa ayaa maalinimadii shalay waxaa ka dhacay rabshado xooggan oo ay ku waxyeelloobeen ku dhawaad 30 qof garoonka ciyaaraha ee Hargeysa Stadium oo lagu daawanayay ciyaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Mareykanka Oo Bilaabaneysa Maanta, Fursado Noocee Ah Ayey Murashaxiinta Heystaan? Dalka Mareykanka waxaa maanta ka dhacaya doorashada madaxtinimada, ilaa 200 oo Milyan ayaa kala dooran doonta Dolland Trump iyo Hillary Clinton. Saadaalinta waxaa ay hadda Hillary Clinton ka horeysaa Dolland…
1 daqiiqo Sheeko:War Senator Faroole Oo Ka Hadlay Dagaalka Gaalkacyo Senator C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay dagaallada u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Galmudug, kuwaasi oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxa uu sheegay Faroole in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Farriin u Diray Puntland Iyo Galmudug Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaallada dib uga soo cusboonaadey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Axmed Madoobe ayaa sheegay in wax aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye: Hala Joojiyo Dagaalka Gaalkacyo Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqey maamullada Puntland iyo Galmudug in si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaalla socda magaalada Gaalkacyo. Nabadoonka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Senator Abshir Bukhaari Oo Nasiib Darro Ku Tilmaamay Dagaalka Galkacyo, Kuna Baaqay Shir Lagu Gaarayo Xal Waara Abshir Maxamed Axmed oo Senator federaalka ah lagana soo doortay maamulka Galmudug ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaallada ku soo noq-noqonaya magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug, waxaa kaloo uu wax…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Somaliland oo Laga Fuliynayo Qalliinkii Ugu Horreeyay ee Dhanka Wadnaha ah Somaliland ayaa laga fulinayaa qalliinkii ugu horreeyay ee dhanka wadnaha ah kaas oo lagu sameyndoono ilma yar oo 5 sano jir ah. Qalliinkan oo la filayo inuu noqdo mid lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka FBI: Hillary Clinton Sharciga Kumey Xadgudbin Agaasimaha FBI James Comey ayaa ku dhawaaqay inaaney jirin wax dambi ah oo ay ku heleen Hillary Clinton oo ku saabsan dhanka farrimaha E-mail-da ah ee horey loogu soo eedeeyay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka K/Galbeed oo Goobjoog u Sheegay Wakhtiga ay Bilaabaneyso Doorashada Aqalka Hoose ee BF Soomaaliya Guddoomiye ku xigeenka guddiga hannaanka doorashada dadban ee Koonfur Galbeed Cali Abuukar Xuseen oo Goobjoog News wareysi gaar ah siiyay ayaa sheegay in wajiga koowaad ee doorashada xildhibaannada aqalka hoose…