Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalka Ka Socda Gaalkacyo Sheeko:Dalka Faah faahin horudhac ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Galmudug 0o abaare 6-dii aroornimo ee saakay dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Dhankeeda Dagaalka Gaalkacyo Ku Eedeysay Puntland War-saxaafadeed goor dhow laga soo saarey madaxtooyada Galmudug ee Cadaado ayaa looga hadlay dagaallada maanta dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxaa lagu sheegay War-saxaafadeedkan in Puntland ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Galmudug Waxay Jebisay Heshiiskii Laga Gaarey Dagaalka Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa goor dhow soo saarey war-xafaadeed ay ku sheegeen in maamulka Galmudug ay jabiyeen heshiiskii Imaaraadka ee lagu xalinayey dagaalladii ka dhacay Gaalkacyo. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Ka Socda Gaalkacyo Dagaal u dhaxeeya ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa saakay dib uga bilowday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana dagaalkaasi uu geystay khasaare kala duwan. Inkastoo aan la ogeyn sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Amar Ka Soo Saartay Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka Howlgala Maamulkeeda Wasiirka arrimaha shaqada ee Somaliland Cumar Maxamed Nuur ayaa sheegay iney soo saartay wasaaradiisu amar dhammaan hay’adaha dawliga ah iyo kuwa madaxa banaanba ee maxalliga ah ku farayaan in shaqaalaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mukhallisiin iyo 35 Qof oo Tahriibayaal Yurub u Socday Ayaa Lagu Qabtay Dalka Mauritania Ciidamada ammaanka dalka Mauritania ayaa qabtay labo nin oo mukhalisiin ah oo u kala dhashay dalalka Senegal iyo Mali, kuwaas oo tahriibinayay 35 qof oo sharci darro ah dalka Spain.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Cusub Oo Lagu Dooranayo Puntland Waxaa si habsami leh Garoowe uga socota doorashada aqalka, doorashada waxaa ay gashay maalintii labaad. Saaka waxaa lagu ballansan yahay in la doorto labo Xildhibaan, si tirada guud ee qeybta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatooyin Heysta Qaar Ka Mid Ah Ardeydii Ka soo laabtay Xerayaha Dhadhaab Dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Barwaaqo waxa uu ka mid yahay dugsiga qaabilay qaar ka mid ah ardayda dib ugu soo laabtay dalka ee horay ugu noolaa magaalo xeebeedka Kismaayo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 7 Faa’ido Oo Laga Helo Socodka Maalin walba inaad socotid muddo 30 daqiiqo ah waxay faaido weyn u tahay caafimaadka socodka waxa uu ka fiicanyahy aalamiitada taas oo oo u baahan inuu qofka uu waqti badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rasaas Laga Maqlayo Galbeedka Magaalada Gaalkacyo Rasaas ay is weydaarsanayaan ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta laga maqlayaa galbeedka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Goob joogayaal ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa inoo xaqiijiyey in goor…