Puntland Oo Ay Ka Bilaabatay Doorashada Aqalka Hoose Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya maamul goboleedka Puntland waxaa ay sheegayaan in magaalada Garoowe ay maanta ka bilaabatay doorashada aqalka hoose. Doorashada waxaa ay ka dhaceysaa labo Jaamacadood: Jaamacadaha Bariga Afrika iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Q. M: Daacish Waxaaa Ay Muusil Ka Geysatay Waxyaabo Ka Baxsan Banii’aadnimada Warbixin ay soo saartay qaramada midoobey ayaa waxaa lagu sheegayaa in ay Daacish ku kacday falal ka baxsan banii’aadnimada, falalkan ayaa waxaa la sheegayaa in ay ka dhaceen magaalada Muusil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Ee Hirshabelle Maamulka Hirshabelle ayaa soo saaray liiska musharraxiinta xubnaha 8-da ah ee maamulkaasi uga soo aadey aqalka sare ee dalka. Liiskan haweenka waxay si toos ah ugu tartami doonaan Hal Kursi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey Oo Ka Digtey Qatarta Al-shabaab Warbixin kasoo baxday golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in weli ay jirto qatarta dhanka ammaanka ay ku hayso Xarakada Al-shabaab gudaha Soomaaliya. Waxaa lagu caddeeyey warbixintan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiinta Gobollada Jubbooyinka Oo Hawada Ka Maqan Waxaa maalintii Shanaad hawada ka maqan Isgaarsiinta gobollada Jubooyinka, kadib markii la sheegay iney damiyeen Xarakada Al-shabaab. Magaalada Kismaayo ayaa kamid ahayd meelihii ugu horreeyay ee Isgaarsiinta hawada laga saarey,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Loo Ogolaaday Inuu u Istaago Doorashada Madaxweyne Ee Soomaaliya Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxa ay madaxweynaha maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan ay u ogolaadeen inuu noqdo musharrax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Maxaas: Barakacayaal u Baahan Gurmad Degdeg Ah Maamulka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ka deyriyey xaaladda nololeed ee dad barakacayaal ah oo ku sugan degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee degmada Maxaas Daahir Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ka Digtey Sii Socoshada Dagaallada Caabudwaaq Maamulka Galmudug ayaa ka digey iney soo socdaan dagaallo ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaasi oo u dhaxeeyay maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michel Keating Oo Soo Dhoweeyay Heshiiska Ay Gaareen Madaxda Puntland Iyo Galmudug Ergayga Gaarka ee Qaramada Midawbay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michel Keating ayaa soo dhoweeyay heshiiskii dhowaan ay dalka isku tagga Imaaraatka Carabta ku gaareen hoggaamiyeyaasha maamullada Puntland Iyo Galmudug. Keating…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada Caabudwaaq Dagaal u dhaxeeyay maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed ayaa maanta ka dhacay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan ayaa socday ku…