Diyaarado Duqeeyey Saldhig Al-shabaab Ku Leeyihiin Duleedka Afgooye Sheeko:Dalka Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay saq dhexe ay duqeyn ka geysteen deegaanka Yimbis ee duleedka Afgooye, halkaasi oo la sheegay in saldhig ay ku lahaayeen dagaalyahannada Al-shabaab.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Danaha Dalalka Shisheeye Ay Ka Leeyihiin Soomaaliya Waxaa isa soo taraya hadal heynta ku saabsan in dowlado shisheeye ay ku dedaalayaan in ay saameyn ku yeeshaan natiijada doorashooyinka la filayo in ay Soomaaliya ka dhacaan. 30-ka bishan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Guddiga Doorashada Oo Diiwaangeliyey 969 Ergo Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Galmudug ayaa sheegay in ay diiwaan geliyeen 969 ergo oo dooranaya 19 xildhibaan oo kamid ah xubnaha aqalka hoose ee dowladda Federaalka. Afhayeenka guddiga doorashooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Saaran Doomo Oo Gaarey Boosaaso Dadkii ugu dambeeyey ee kasoo barakacay magaalada Qandala ee gobolka Bari ayaa habeenkii xalay ahaa waxay doomo ku gaareen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Ka Hadlay Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee BFS u Matalaya Maamulkooda Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka cusub ee Hir-shabeelle Cusmaan Barre Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa xaqiijiyay in xubnaha aqalka sare ee baaralmaanka ay soo gudbin doonaan wakhtiga ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Degmada Qandala Ee Bari Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo gelinkii dambe ee shalay duqeyn ka geystay degmada Qandala ee gobolka Bari, halkaas oo ay ku sugan yihiin dagaalyahanno sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Farriin u Direy Saraakiishii Hore Ee Ciidanka Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo shalay xarigga ka jarayey Xaruntii Ciidamada Cirka ee Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa farriin u direy saraakiishii hore ee ciidamada Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 18 Qof Oo Ku Geeriyootay Iska Hor imaad Ka Dhacay Niger 18 qof ayaa dhimatay halka ay dhaawacmeen 43 qof oo kale shaqaaqooyin ka dhax dhacay xoolo dhaqato iyo beeraaley meel u dhaw magaalada Bangui ee caasimadda Niger talaadadii shalay, waana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Puntland Oo Heshiis Nabadeed Ku Kala Saxiixday Abuu-Dhabi Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa la sheegayaa in ay heshiis nabadeed ku gaareen magaalada Abuu Dhubai kadib shir iyo heshiis ay dhex-dhexaadisay dowladda Imaaraadka Carabta. Shirkan labada dhinac ay heshiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ingiriiska Oo Niyad-Jab Ka Muujiyay Dib U Dhaca Doorashooyinka Somaliland Sarkaal sare oo ka tirsan safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa sheegay in caalamka uu niyad-jab ka muujiyay dib u dhaca doorashada Soomaaliland kuwaas la rabay in ay ka dhacaan Somaliland…