Guddiga Xallinta khilaafaadka Oo Amray In La Joojiyo Diiwaan-gelinta Doorashooyinka Puntland Sheeko:Dalka Guddiga xallinta khilaafaadka ayaa amray in la joojiyo diiwaangelinta doorashada Puntland, arrintan ayaa timid saacado uun kadib markii guddiga doorashada heer maamul goboleed ay sheegeen in 12 beelood ergadooda la… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardey Deeq Waxbarasho Ka Helay Sudan Oo Maanta Ka Dhoofey Muqdisho Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Muqdisho ka ambabaxay ardey Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dalka Sudan, waxaana ardeydan yihiin kuwii sanadkan dhammeystay dugsiyada sare oo ay imtixaanka ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Senator-ada Kasoo Jeeda Galmudug Oo Diyaar u Ah Xallinta Colaadda Gaalkacyo Senator-ada kasoo jeeda maamulka Galmudug ayaa sheegay iney wadaan dedaal badan oo wax looga qabanayo dagaallada Gaalkacyo kusoo noq noqday. Senator Samsam Daahir Maxamuud oo kamid ah Senator-adaasi ayaa wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Loo Gudbiyey Kiisas Badan Oo Dacwo Ah Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka dadban ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey xal ka gaarista tabashooyinka ay qabaan musharraxiinta. Guddoomiyaha guddigaasi C/risaaq Barre Jaamac oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muumullada Hirshabelle Iyo Jubbaland Oo Loogu Baaqey Ilaalinta Qoondada Haweenka Caasha Cabdulle Siyaad oo kamid ah haweenka Soomaaliyeed ayaa iyadoo wareysi siisey Goobjoog News, waxay ugu baaqday maamullada Hirshabelle iyo Jubbaland iney ilaaliyaan qoondada Haweenka ee 30%. Waxay sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Qeylo Dhaamiyey Abaarta Gedo Gobolka Gedo waxaa ka jira abaar saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada, iyadoo abaartan ay guud ahaan saameysay gobolkaasi. Waxgaradka Gedo ayaa ku baaqaya in gurmad degdeg ah lala gaaro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xabsiyadda Dalka Oo Loo Diyaariyey Qaabilidda Maxaabiista Soomaaliyeed Ee Ku Xiran Dalalka Caalamka Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sheegay in ay u diyaarsan yahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka shisheeye ay ciqaabtooda ku dhameystaan gudaha dalka. Taliyaha oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga: 4 Mliyan Oo Dollar Ayaan Ku Taageereynaa Doorashada Soomaaliya Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in dalkiisa uu ilaa 4 Milyan oo Dollar ku taageeri doono doorashada Soomaaliya 2016-ka. Olgan Bekar waxaa uu sidoo kale ka hadlay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jamaal Cali Xuseen oo Xukuumadda Siilaanyo Ku Eedeeyay iney Faafineyso Warar Ka Dhan ah oo Been Abuur ah Musharaxa madaxweynenimo ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey iney faafineyso warar been abuur ku ah oo sheegaya inuu ku biirayo xisbiga muxaafidka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Teknoolajiyada iyo dhismaha Oo Isku Bedali Doona Digital Shirkadaha naqshadaha iyo dhismaha ayaa awooday inay arkaan naqshada Computerada ee 3D oo ay u isticmaalayaan dhismayaashooda mudo badan. Laakiin hadda waxay samayn karaan inay arkaan gudaha naqshada, iyadoo ay…