Madaxweyne Siilaanyo iyo Cali Khaliif oo Ku Kulmaya Dalka Itoobiya Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Khaatumo Pro. Cali Khaliif Galeyr iyo wefti uu hogaaminayo oo ka dhoofay magaalada Buuhoodle ee xarunta maamulka, ayaa waxay u kicitameen dhanka dalka Ethiopia, halkaasi oo ay sheegeen… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xerow “Waxaan Idiin soo Gudbin Karaa Liiska Dadka Baarlamaanka Ka Soo Geli Doona Jubbaland” Xildhibaan Maxamed Iidle Geeddi Xerow oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee hadda wakhtigiisu uu gabagabada ku dhaw yahay oo wereysi gaar ah siiyay goobjoog News ayaa sheegay in uu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayaan Howlaha Doorashooyinka Guddiga doorashooyinka dadban ee heer ferderaal ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey kaga hadlay halka ay marayaan howlaha doorashooyinka ee dalka ka socda. Guddiga ayaa sheegay in ergo ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraakiib Dagaal Oo Kusoo Dhowaaday Demada Qandala Ee Gobolka Bari Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay kusoo dhowaadeen maraakiib dagaal oo la sheegay iney leeyihiin ciidamada NATO ee ku sugnaa xeebaha Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dad Ku Dishey degmada Tiyeeglow, Bakool Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in Xarakada Al-shabaab ay halkaasi ku dileen dad ay ku eedeeyeen iney la shaqeeyaan ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya.…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Doortay Guddoomiye Cusub Baarlamaanka dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa doortey guddoomiye, kadib kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaannada baarlamaanka. Kulankan doorashada ah oo dhacay gelinkii dambe ee shalay ayaa waxaa lagu doortay guddoomiye iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Hirshabelle: Dastuurka Oo Qodobo Laga Bedelay Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, waxay isku raaceen in qodobo laga bedalo Dastuurka maamulkaasi. Kulanka baarlamaanka oo shalay dhacay ayaa…