Diyaarad Ka Duushay Soomaaliya Oo Shil Ku Gashay Kenya Sheeko:Dalka Diyaarad ka duushay Soomaaliya ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wararka waxay sheegayaan in diyaaradan ay u bixi waayeen cagaha, waxaana saarnaa rakaab… 1 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi: Qunsulka Masar Oo Goobjoog Uga Waramay Waxbarashada, Deeqaha, Maalgeshiga Masar Iyo Taageerada Amni Goobjoog News ayaa wareysi gaar ah la yeelatay qunsulka Masar ee Soomaaliya Tamer Safwat El-Mahdy, qunsulka waxaa uu ka hadlay xiriirka labada dal, dugsiyada ay ka furayaan Soomaaliya, deeqaha waxbarasho,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Maxaabiis Isku Deldeshay Xabsiga Berebera Laba maxbuus oo maskax ahaan u jiran ayaa isku dhex deldelay xabsi ku yaalla magaalada Berbera. Labadan maxbuus oo dambiyo kala duwan u xiran ayaa lagu kala magacaabaa Ibraahim Waceys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo Oo Salaad Roob Doon Laga Tukaday Magaalada Gaalkacyo waxaa maanta ka dhacay isu soo bax ay sameeyeen culumada iyo shacabka magaaladaasi oo Alle lagu weydiisanayay raxmad iyo roob. Culumada ayaa maanta bulshada uga yeeray garoonka weyn…
1 daqiiqo Sheeko:War 3 Xildhibaan Oo Maanta Lagu Doortay Jowhar Illaa seddex kursi oo ka tirsan golaha shacabka dowladda federaalka ayaa maanta lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle. Kursiga koowaad oo ay ku tartameen seddex musharrax waxaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa Oo Beeniyay In Ilaaladiisa Ay Soo Doorteen Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo todobaadkii tegay ku soo baxay doorashada ka socota magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan doorashooyinka Soomaaliya 216-ka islamarkaana ka jawaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Mudug: Dagaal Ay Ku Dhinteen 10 Qof Wararka laga helayo degaanka Dumaaye ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu ka dhacay dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Dagaalka oo u dhaxeeyay dad shacab ah iyo alshabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Galmudug Oo Dacwad U Gudbisay Guddiga Khilaafaadka Maamulka Galmudug ayaa maanta dacwad ka gudbiyay xubinta ugu jirta guddiga khilaafaadka islamarkaana codsaday in laga bedalo. Warsaxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay in wakiilkooda guddiga khilaafaadka…
2 daqiiqo Sheeko:War Cadaado: Kuraasta Qaar Oo Lagu Muransan Yahay Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in maanta ay dib u dhacday doorashada aqalka hoose. Doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo Socota Doorashada aqalka hoose ayaa ka billaabatay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe halkaas oo ay ka socoto haatan. Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu dooranayaa seddex kursi waxaana ay kala…