Wasiirka Gargaarka: Abaaro Baa Ka Jira Galmudug Sheeko:Dalka Wasiirka gargaarka Galmudug Shire Xirsi Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha ee gobollada Galgaduud iyo Mudug. Wareysi uu siiyay Goobjoog News ayuu sheegay wasiirku in abaarta ka jirta Galmudug ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Xalinaya Colaad Beeleed Ka Taagan Hiiraan Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle ayaa sheegay in guddi ka kooban xildhibaanno loo diri doono gobolka Hiiraan. Guddigani ayaa la sheegay in ay ka shaqeyn doonaan nabadgalyo ka hirgasha gobolka Hiiraan gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Farriin u Direy Beello Ku Dagaallamey Gobolkaasi Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa fariin u direy beello dhowaan ku dagaallamey duleedka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, kadib markii maalintii shalay ahayd la kala qaadey maleeshiyo beeleedkii dagaallamey. Guddoomiyaha gobolkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan: Yaan La Dhinac Marin Wixii Lagu Heshiiyey Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey arrimaha doorashooyinka ayaa sheegay in hadda meel wanaagsan ay mareyso howlahaasi. Waxa uu sheegay Madaxweynaha in guddiyada doorashada laga doonayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar Oo Cambaareysay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Muqdisho Dowladda Masar ayaa si kulul u cambaareysay qaraxii xoogganaa ee Sabtidii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Beerta ee degmada Waaberi, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Sh/dhexe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo gabal dhacii shalay ka dhacay deegaan ku dhow degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka waxay sheegayaan in Miinadan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga doorashada oo Baabi’iyay Natiijada Doorasho Ka Dhacday Hirshabeelle Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa warqad ay soo gaarsiiyeen Goobjoog News waxaa ay ku baabi’iyeen doorasho ka dhacday Hirshababeelle. Guddiga waxaa ay sidoo kale ka digayaan in ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Ummada Oo La Furay Madaxweynaha J. Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda ee Ummadda Soomaaliyeed. Xarunta Kuliyadda Culuumta iyo Tiknoolajiyadda ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, muddo ka yar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Asad Oo La Wareegay Qeybo Ka Mid Ah Xalab Ciidamo taageersan Bashaar Al-asad ayaa la sheegayaa in ay sabtidii la wareegeen qeybo ka mid ah magaalada caanka ah ee Xalab. Afhayeen ciidamada ka tirsan oo la hadlay wakaallada wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ku Dhintay Dagaal Beeleedka Hiiraan Hal askari ayaa la xaqiijiyay oo ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya inuu maanta ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay dhanka galbeed ee gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo wata ciidamada…