Waxgaradka Gobolka Gedo Oo Ka Qeylo Qaaday Abaarta Ka Jirta Gobolkaasi Sheeko:Dalka Waxgaradka ku dhaqan gobolka Gedo ayaa ka qeylo dhaamiyey abaar daran oo ka jirta deegaanno kamid ah gobolkaasi, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Nabadoon Daqare Cabdi Colaad… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay S/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo habeen kahor duqeyn ka geystay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Diyaaradahan oo ahaa sida la sheegay kuwa qumaatiga u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Lagu Sameeyey Xuquuqda Maxaabiista Ku Jirta Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho Taliska ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa sheegay in isbedal ballaaran ay ku sameeyeen xuquuqda maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Taliye ku xigeenka ciidamada Asluubta C/kariin Afrax oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Bogaadisey Tallaabadii Tartanka Looga Reebay Musharraxiin Aqalka Hoose Ah Qaramada Midoobey iyo beesha Caalamka ayaa waxay amaaneen tallaabadii uu qaadey guddiga doorashada Soomaaliya, taas oo tartanka looga reebayo qaar kamid ah musharraxiinta oo lagu eedeeyey in ay ku lug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Hambalyo u Direy Jubbaland Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo wuxuu u direy maamulka Jubbaland, shacabka iyo waxgaradka maamulkaasi. Waxa uu madaxweyne Xasan ugu hambalyeey sida ay kusoo dhameystireen doorashada xubnaha…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Hore Oo Sheegay In Musuq Iyo Xoog Ay Ku Dhacday Doorashada Aqalka Hoose Xildhibaan Maxamed Iidle Geeddi oo kamid ahaa baarlamaankii hore ee dowladda federaalka ayaa ka hadlay arrimaha doorashada aqalka hoose oo uu aad u dhaliilay kuna tilmaamay in ay yihiin kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Looga Adkaaday Tartankii Xildhibaanimo Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya ahaana xildhibaan ka tirsan baarlamaanka waqtigooda uu dhammaaday ayaa maanta lagaga adkaaday tartanka doorasho ee ka dhacay magaalada Baydhabo. Kursigani waxaa kula tartamayay labo musharrax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in meel duleedka kaga beegan magaaladaasi uu ka dhacay dagaal beeleed. Dagaal beeleedkani oo dhowaanahan ka taagnaa galbeedka gobolka Hiiraan ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaro Iyo Xanuunno Ka Jira Gobolka Gedo Sida ay sheegayaan dad ku sugan degmooyin ka tirsan gobolka Gedo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa jira xaalado dhanka nolosha ah oo aad u adag oo ay wajaheen dadka xoolo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ka Soo Barakacay Kaxandhaale Oo Ka Cabanaya Xaalado Nolal Xumo Iyo Colaado Dadkii ka soo barakacay degaanka Kaxandhaale eek u yaalla xuduudda gobolka Galgaduud uu la wadaago Itoobiya ayaa ka cabanaya xaalado dhanka nolosha ah. Malleeshiyo beeleedyo ay wehlinayaan ciidanka Itoobiya ayaa…