Dhimashada Cudurka Shuban Biyoodka Ee Magaalada Baladweyne Oo Korortay Sheeko:Wararka Caafimaadka Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ayaa sheegaya in dhimashada uu sababayo xannuunka shuban biyoodka ay sii kordheyso. Duqa magaalada Baladweyne Cumar Aadan Deeqow oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Abuukaate C/weli Oo Sheegay In Kismaayo Ay Ka Dhacday Doorasho Laaluush Badan Lagu Bixiyay Mid kamid ah ergada wax ku dooranaysay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in doorashadii aqalka hoose uu hareeyay musuq baahsan. Wuxuu sheegay in ergo ahaan iyagoo ku tagay magaalada Kismaayo loo…
4 daqiiqo Sheeko:War Dib U Dhaca Doorashada Guddoonka Oo La Dhaleeceeyay (Warbixin) Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda federaalka aynaan wax xil ah iska saarin in doorashada ay ku qabsoonto xilligeeda. Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur ayaa sheegay in habka ay doorashooyinku u…
2 daqiiqo Sheeko:War Baydhabo: Cabashada Ay Qabaan Siyaasiyiinta Oo Sii Kordheysa Iyadoo magaalada Baydhabo ay weli ka socoto doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka ayaa waxaa barbar socda khilaafyo iyo cabashooyin shaqada doorashada ee socota. Cabashooyinka ugu badan ayaa ah kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiyada Doorashada: Hanjabaado , Isdaba marin Liis, cagajuglayn iyo Takrifal Hanti Ayaa Doorashada Ka Dhacday War Saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ayaa lagu sheegay in doorashada ay hareeyeen hanjabaadyo ,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Guddi Loo Magacaabay Abaaraha Madaxweynaha dowladda Galmudug ayaa guddi u magacaabay abaaraha ka jira gobollada Galgaduud iyo Mudug oo saameyn aan yareyn ku yeeshay dadka iyo duunyada. War qoraal ah oo ka soo baxay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Magacyada Xildhibaannada Cusub, Wasiirro Iyo Xildhibaanno Dib Loo Doortay Iyo Musuqii Doorashada Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa lagu doortay magaalada xeebta ah ee Kismaayo. Toban(10)ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax khasaare geystay ayaa maanta ka dhacay Isgoyska Maanabooliyo, degmada Shibis ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa ka dhex dhacay gaari nooca loo yaqaan Kaarib islamarkaana uu watey sarkaal ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Iyo Galmudug Oo Ka Shiray Arrimaha Doorashooyinka Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer federaal Cumar Maxamed Cabdulle ayaa maanta gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Mas’uuliyiin ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Baaq u Direy Shacabka Puntland Madaxweynaha maamulka Puntand C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqey shacabka ku dhaqan deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo iney ka qeybqaataan u gurmashada shacabka abaarta ay ku hayso Puntland. Waxa uu…