Murashaxiinta Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacaka Oo Khudbeynaya
Sheeko:Baarlamaanka

Waxaa goordhaw xarunta golaha shacabka ka bilaabanaya khudbadaha Murashaxiinta Guddoomiye K-xigeenka 2aad Ee Golaha Shacaka.
Ilaa 12 murashax ayaa lagu wadaa iney hadlaan min 15 daqiiqo, iyaggoo xubnaha baarlamaanka federaalka ah u sharixi doona sababta ay tahay in loogu doorto jagadaas.
Murashaxiinta waxaa ay kala yihiin:
- Cabdulkadir Sh. Cali Baqdaadi
- Mahad Cabdalla Cawad,
- Burhaan Aden Cumar,
- Cabdulahi Xusen Cali,
- Cabdiweli Maxamed Qanyare,
- Xuseen Cabdi Cilmi,
- Cabdulahi Godax Barre,
- Jamaal Xasan Ismacil,
- Cusman Ducaale, C
- ilmi Maxamed Nuur,
- Cabdiraxmaan Aden Ibarhim
- Maryan Axmed Harun.
Wararkan, Kala sco, Goobjoog News