Kulan wadajir ah oo ay maanta yeesheen Labada Aqal ee Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu dhaariyay Lix xildhibaan oo si rasmi ah uga mid noqday aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Kulankan oo ahaa kalafadhiga 1-aad Kulankiisa 4-aad ee wadajirka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa ajanduhu ahaa Labo qodob oo kala ah; dhaarinta xildhibaanno cusub iyo Hadal jeedinta musharraxiinta Madaxweynaha JFS.
Xildhibaannada la dhaariyay ayaa kala ah:




From the comments