Xildhibaan Ka Tirsan Hirshabelle Oo Eedeeyay Madaxweyne Cosoble Sheeko:Dalka Xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay madaxweynaha maamulkaasi Cali C/laahi Cosoble in uusan baarlamaanku horkeenin heshiisyo dhowr ah iyo sidoo kale qorsheyaal socda. Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Khaadka Ee Muqdisho Oo Sheegay In Is Faham Ay La Gaareen Dowladda Federaalka Dowladda Soomaaliya iyo ganacsatada Khaadka ayaa isku fahmey in khaadka laga soo dajiyo garoonka Muqdisho, xilli Labadii maalin ee la soo dhaafey uu khaadka ka degayey Jowhar. Cabdi Faarax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Garbahaarey Oo Dib u Dejin u Sameeyay Qoysas Ku Barakacay Abaaraha Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay dib u dejin u sameeyeen qoysas ku xoolo beelay abaaraha, kuwaa oo dhowaan gaaray degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed: Dhowaan Waxaa Dhici Doona Isbedallo Amni Maamulka K/galbeed ayaa sheegay in dhowaan isbedallo dhanka ammaanka ah ay ka dhici doonaan guud ahaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Sii haya wasiirka amniga K/galbeed Xasan Xuseen Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo La Xisaabtami Doonta Diyaaradaha Khilaafa Nidaamka Canshuuraha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo sheegtay in lala xisaabtami doono diyaaradaha doonaya inay hareer maraan qaabka canshuur qaadista. Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi wasiiru dowlaha wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee Xukuumadda Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Sheegtay Iney Fureyso Waddooyinka Xiran Ee Gobollada Dhexe Taliska ciidamada AMISOM ee gobollada dhexe ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku furi doonaan dhammaan waddooyinka gobolladaasi ee ay xireen Xarakada Al-shabaab. Korneel Cilmi Maxamed Habane oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Dil Ku Fulisay Afar Ruux Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Isniin ah waxay dil toogasho ah ku fulisay Afar qof oo ku eedeysnaa iney ka dambeeyeen qaraxyo galaaftay nolosha shacab badan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda AeroMobile Oo Soosaareyso Gawaari Sida Diyaaradda Camal U Duulaya Shirkadda AeroMobile ayaa waxay sheegtay inay soo saartay gaari nooca diyaaradda camal ah,kaasi oo leh batari qafiif ah kaasi oo u suuro galinayo inuu duulo marka uu soo gaaro wado…
1 daqiiqo Sheeko:War Kala Bar iskuulaadka Ingiriiska oo u Diyaargaroobaya Kordhinta Cufka Ardayga ee Gudaha Fasalka Kala bar iskuulaadka dalka Ingiriiska ayaa u diyaargaroobaya kordhinta cufnaanta ardayda ee gudaha fasalka, sabab lagu sheegay miisaaniyadda waxbarashao ee dalkaas oo in muddo ah iska dhinta sidii hore. Cufnaanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Burcad-badeedda Waxaa Soo Celiyay Abaarta Iyo Gaajada Ka Jirta Soomaaliya Burcad-badeedda Soomaalida ayaa weeraro ka bilaabay xeebaha dalka Soomaaliya kadib markii ay dhowr markab oo ganacsi qabsadeen, arrintaasi waa mid jirto, laakin weli khatar isku ma badalin, sidaasi waxaa axaddii…