Madaxweynaha Hirshabeelle: Gurigeyga 24 Saac Garaam Lagama Cunin Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta booqday degmada Buulbarde ee gobolka Hiiraan, waxaana la socday golihiisa wasiirrada iyo taliyihii hore ee AMISOM… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Ceelasha Shil gaari oo khasaaraha geestay ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka ceelasha biyaha, shilkan ayaa waxaa sababay ka dib markii ay isku dhaceen labo baabuur oo gadiidka dadweynaha ah, taas…
5 daqiiqo Sheeko:War 10 Caado Oo Hal-Abuureyaasha Ganacsi Ee Guuleysta Ay Ka Wada Simanyihiin Qof walba waxa uu jecelyahay inuu hormar ka gaaro wax walba oo uu ku howlanyahay haddii ay ahaan laheyd goob-shaqo ama hal abuur uu la yimid. Iyada oo ay sidaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Dr. Maryan Qaasim Axmed Wasiirka Gargaarka & Maareynta Masiibooyinka: Waxaa ay dhalatay 1959, Waxaa ay ku dhalatay Baardheere., dhanka waxbrashada 1979-1983: Jaamacadda Umadda, Kuliyadda Daawada iyo Qaliinka. 1986: Siminar, Jarmalka ee Parlin Uviversity, Intii…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkad Turki Ah Oo Qad Tareen Oo Casri Ah Ka Dhiseysa Bariga Afrika. Shirkad dhismaha ka shaqeysa oo laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Yapi Merkezi ayaa war-saxaafadeed ku shaacisay in Bariga Afrika ay ka dhiseyso qad tareen oo casri ah. Waxaana…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Maareynta Maaliyadda, Xuquuqda Shaqaalaha, Amniga, Qorshaha Ka Hortaga Musuqmaasuqa Iyo Arrimo Kale Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Qaabka Madaxda Ugu Heshiisay Dhismaha Ciidamada, Tirada, Isku Dhafka, Tababarka Iyo Mishaarkooda Kulan ay madaxda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Muqdisho 15-16-kii bishan, waxaa looga hadlay dhismaha hey’ado amni qaran. Sida ku qoran qoraal ama Documenti hor dhac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Ruux Oo Ku Geeriyootey Duqeyn Ay Ciidamada Kenya Ka Geysteen Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay habeenkii xalay ahaa ciidamada Kenya ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo, halkaasi oo waxyeello ay kasoo gaartay dad shacab ah. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 10 Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyoortey Deegaanka Gadoon Ee Galgaduud Maamulka deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in 10 ruux ay cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootey deegaankaasi, iyadoo ay cudurkaasi la il daran yihiin dad gaaraya 300. Guddoomiyaha Gadoown,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliis Dheeraad Ah Oo La Geynayo Xarumaha Waxbarashada Kenya Dowladda Kenya ayaa ciidamo Booliis dheeraad ah waxa ay geeneysaa guud ahaan jaamacadaha dalkaasi iyo xarun walbo oo waxbarasho, arrimo la xiriira cabsi laga qabo weeraro ay qaadaan Al-shabaab. Thomas…