Madaxweyne Farmaajo Oo Muqdishu Amnigeeda U Mari Doona Tillaabo Uu Horay U Sameeyay Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii ka soo wareegatay markii la aas-aasay ciidanka xoogga dalka Soomaali taasi oo maanta… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Hambalyo u Diray Ciidanka Xogga Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ugu hanbalyeeyey munaasibadda sanadguurada 57aad ee maalintii la asaasay Ciidanka Xoogga ee 12-kii April, sannadkii 1960-kii.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobo Soomaaliya Iyo Imaaraadka Ka Wada Hadleen Oo Dowladda Federaalka Aaney Shaacin Dhaxal sugaha dalka Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin Zaa’id Aala Nahyaan ayaa 10-kii bishan hoyga lagu magacaabo al-Baxr kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hor-kacayo oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Mishaar La’aan Ka Cabanaya Col. Cabdullaahi Nuur oo ka mid ah saraakiisha ciidamada millatariga maamulka Galmudug ayaa sheegay in ciidamada millatariga maamulka Galmudug aysan heysan wax mushaar ah, taasi oo uu sheegay inay keeni…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Macluul Ugu Dhintay Deegaanno Ka Tirsan Mudug Iyadoo ay isasa soo tarayso abaarta ka taagan gobolka Mudug ayaa xilligaan waxay qeylo dhaan xoogan ay ka soo yeereysaa maamulka Ceel-dibir oo sheegay in deegaankaas ay 6 qof ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amiirka Dowladda Qatar Oo Booqasho Ku Marayo Qaar Ka Tirsan Wadamada Qaaradda Afrika Amiirka dowladda Qatar Sheikh Tamiim Binu Xamda ayaa waxa uu booqasho uu ku tagay waddanka Itoobiya, booqashadaas oo qaadanaysa muddo dhan labo maalmood amiirka ayaa waxaa socdaalka ku wehliya mas’uuliyiin…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Iyo Dhibaatada Maanta Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaaldegaya sanad-guuradii 57-aad ee aasaaskooda, cabsi dateed waxaa xiran isu socodka waddooyinka Muqdisho taasi oo ku tuseysa awoodda ciidanka iyo khatarta dalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Saakay Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay xiree inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo aaney jirin isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Waxaa la arkayaa ciidamo badan oo oo xiran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maanta Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 57-aad e kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Gabagabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Imaaraadka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, la dagaallanka arga-gixisada, burcad badeedda, kobcinta dhaqaalaha, arrimo la xiriira…