Booliiska Oo Shacabka Uga Digey Qaraxyo Ka Dhaca Magaalada Baydhabo Sheeko:Dalka Taliska ciidamada Booliiska ee maamulka K/galbeed ayaa uga digay shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo iney ka feejignaadaan qaraxyo ay sheegeen in Al-shabaab ay doonayaan iney ka fuliyaan magaaladaasi. Mahad C/raxmaan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Xarumaha Wasaaradaha Ee Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale ay dagan yihiin Wasaaradaha Caafimaadka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yusuf Garaad Oo Blogiisa Uga Hadlay Safarkooda Imaaraadka Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu soo dhigay blog uu leeyahay uga hadlay waxyaabaha ay isku afgarteen wafdiga Soomaalida iyo madaxda Imaaraadka. Qoraalka Garaad waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Sare Oo Ansixiyay Xeer Hoosaadka Golaha Xildhibaannada Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xeer hoosaadkooda kadib in ka badan 15 maalmood ay ka doodayeen. Aqalka sare ayaa xaruntooda isugu yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan Ka Soo Saaray Kooxda Ay Ku Tilmeen Takfiir Ee Ee Al-saadicuuna Bil-xaq Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay soo saareen maanta waxaa ay shacabka Soomaaliyeed uga digeen kooxda al-saadicuuna Bil-xaq oo ah lagu sheegay Takfiirkii hore oo magac cusub la baxay. Culimada…
2 daqiiqo Sheeko:War Saacadda Big Ben oo Muddo 158 Sano ah Kadib Aan Codkeeda Laga Maqleyn Magaalada London Dadka booqda caasimadda Ingriiska ee London uma suurtogaleyso iney maqlaan codka saacadda ‘Big Ben’ ee bilowga saacad kasta dhawaaqeeda ay magaaladaasi caanka ku ahayd. Saacaddan ayaa muddo 3 sano ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya: 10-kan Arrin Haddii aadan La Yaabin, Waa Laguu Yaabaa!! Soomaaliya waxa aad maalin walba arkeysaa arrimo kaa yaabiya, marar qaar waa in la diiwaangeliyo si umadda ugu baraarugto khatarta arrinkani leedahay, waxaa hubaal ah in akhristayaasha ku jiraan qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Faray Ciidamada K/galbeed Iney Furaan Waddooyinka u Xiran Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ciidamada maamulkiisa looga baahan yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku faraan waddooyinka xiran ee deegaannada K/galbeed. Wuxuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Oo Sheegay In Lala Xisaabtamayo Saraakiisha Ciidanka Dowladda Wasiirka wasaaradda amniga ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa sheegay in lala xisaabtami doono saraakiisha ciidamada Booliiska iyo guud ahaan kuwa ciidamada qalabka sida. Waxa uu sheegay wasiirka in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Saacid: Waxaan La Imaan Doonnaa Qorsheyaal Amniga Lagu Sugayo Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) oo maalintii shalay ahayd xilkaasi la wareegay ayaa sheegay in ka talis ahaan ay la imaan doonaan qorsheyaal badan oo wax…