Xaaladda Nololeed Ee Dadkii Ka Barakacay Dagaallada Sh/dhexe Oo Laga Deyrinayo Sheeko:Dalka Xaaladda nololeed ee dadkii ka barakacay dagaal dhowaan ka dhacay Tuulada Jameeca Misre ee gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa laga deyrinayaa, kadib markii dadkaan la sheegay iney waayeen wax ay cunaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Sheegay Iney Qabteen Qaraxyo Lagu Aasayey Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen Miinooyin ay sheegeen in la doonayey in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Axmed Maxamed Maxamuud, Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qunsuliyadda Soomaaliya Ee Karachi Oo Loo Dhacay, Dadka Laga Kaxeystay Aroornimadii sabtida waxaa lagu waramayaa in todobo(7) nin oo hubeysan ay dhac u geystay Qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Karach, qunsuliyadda waxaa ay ku taalay, Block 5 Clifton ee magaalada Karachi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Juxa Oo Cadaado Kula Kulmaya Mas’uuliyiinta Galmudug Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa , oo shalay gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, ayaa halkaasi waxa uu kulamo kula leeyahay madaxda maamulka Galmudug. Wasiirka ayaa sheegay inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Xoojinaya Difaaca Syria Ruushka ayaa ballan qaaday inuu xoojin doono difaaca Syria, ka dib markii Maraykanka uu gantaallo uu ku duqeeyay saldhig milatari oo u dhow magaalda Ximsa, taasi oo wararka ay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Hoobiyeyaal Ku Soo Dhacay Wadajir Afar qof ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen, sadex kalana ay ku dhaawacmeen hoobiyeyaal ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha degmada Axmed Cabdulle…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Burcad Badeedda Oo Mar Kale Dib u Xoogeysanaysa Muddooyinkii dambe waxaa isa soo tarayay dhibaatooyinka laga muujinaayay in dib u soo xoogeystaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida kuwaas oo dhawaan fuliyay weeraro is xig xigay oo ay ku qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Hiiraan Oo Dhaliilay Hay’adaha Caafimaadka Ee Ku Sugan B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa dhaliilay waxqabadka hay’adaha qaabilsan arrimaha caafimaadka ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha gobolkaasi Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in isbitaalka B/weyne aanay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Sheegay In Awood Ay Kusoo Furan Doonaan Doon Lagu Qafaashay Xeebaha Mudug Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay in ay awood kusoo furan doonaan doon ganacsi oo dhowaan kooxaha burcad badeedda Soomaalida ku qafaasheen xeebaha gobolka Mudug. Guddoomiyaha degmadaasi C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Qiimaha Khudaarta Oo Kor U Kacay Sare u kac ballaaran ayaa laga dareemayaa khudaarta nuucyadeeda kala duwan ee suuqyada magaalada Mugadisho, iyada oo ay yaraadeen wax soo saarka beeraha kadib abaarta dalka ka dhacday. Qaar ka…