Waxgarad Wada Dadaal Lagu Qaboojinayo Xiisad Ka Jirta Sh/dhexe Sheeko:Dalka Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Shabellaha Dhexe ayaa bilaabay dadaal xooggan oo ay ku doonayaa iney ku xaliyaan dagaal beeleed 4-tii bishan ka dhacay Tuulada Jameeca Misre ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Faysal Cali Waraabe: Waxba Nooma Dhimayo Baarlamaan Isagaba La Ilaaliyo Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Somaliland ay ka fiirsanayso wada hadallada u socday iyaga iyo dowladda federaalka Soomaaliya kuwaas oo marar badan horey u burburay. Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imise Musharrax Ayaa Isku Diiwaangelisey Doorashada Madaxweynaha Galmudug? Guddiga doorashada madaxweyne ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay soo dhammaatay diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilkaasi. xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo ah guddoomiyaha guddigan ayaa u sheegay Goobjoog News,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Sida Looga Jawaabey Abaaraha Dalka Janaayo Illaa Maarso 2017-ka Xaaladda bani’aadamnimo ka jirta Soomaaliya waxa qarka u saarantahay in ay gaarto heer musiibo ah, waxaana sii kordhaya walaaca ah in dhabaha ay ku socoto si wel wel leh ula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Xilliga Gu’a Oo Ka Curtay Gobolka Baay Roobka Xilliga Gu’a ayaa ka curtay deegaanno kamid ah gobolka Baay, halkaasi oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ka jirtey biyo la’aan aad iyo aad u baahsan. 24-kii saac ee lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Shaqaale Caafimaad Oo Lagu Afduubtay Hiiraan Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shaqaale caafimaad oo lagu afduubtay gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Afduubkan oo ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne ayaa loo geystay shaqaale xanaanada xoolaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ka Socda Brussels Oo Lacago Loogu Yaboohay Syria Ururada iyo dowladaha ka qeyb galay shirka ka furmay magaalada Brussels, kaasi oo looga arrinsanaayo xaaladda Syria ayaa lacag loogu yaboohay dalkaasi, waxaana lacagta ay gaaareysaa 6 Bilyan oo doolar,…
2 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta Guddiga Abaaraha Ka hor Akhriyeen Golaha Shacabka Oo Dhameystiran Xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka ayaa ah mid baahsan safmar ah oo buuro, dul iyo bannaanba 637,000km laba jibaaran, taasoo ka dhalatay roobabkii la filaayay 4-tii xilli ee la…
1 daqiiqo Sheeko:War Yuusuf-Garaad Cumar Axmed Yusug Garaad Cumar Axmed, wasiirka arrimaha dibadda: Waxaa uu ku dhashay Muqdisho 1960-kii, waxaa uu ku hadlaa English, French iyo Somali, mudadii u dhaxeysay 1992-2012-kii, waxaa uu ka shaqeyn jiray…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Gobolka Hiiraan Ayaa Sheegay Inuu Ka Qeyb Qaatay Dhib u Dhiska Suuqyada Magaalda Baleweyne. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Hiiraan mudane Xuseen Cismaan Cali oo la hadlay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in maamulkooda uu si wanaagsan uu uga qeyb qaatay dib…