Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Loo Qeybiyey Mooshin Ka Dhan Ah Heshiiskii Berbera Ee Somaliland Iyo Imaaraadka Sheeko:War 20 xildhibaan ayaa maanta golaha shacabka horkeenay mooshin ka dhan ah dalka Imaaraadka iyo saldhigga militari ee ka saxiixday maamulka gooni u goosadka ah ee Somaliland. Xildhibaannada golaha shacabka ee… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Faa’idooyinka Mooska Laga Helo Mooska waxa uu leeyahay faa’idooyin aad u tiro badan, lamana tiring karo faa’idooyinka uu mooska leeyahy halkaana laguma soo koobi karo, waxaa lagu tiriyaa mooska inuu yahy fawaakih hodan ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ugu Yaraan 5 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga xarumaha wasaaradaha ciyaarada iyo amniga ee dowladda Soomaaliya. Gaari laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Loo Adeegsaday Gaari Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan, islamarkaana gaari loo adeegsaday ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga xarunta wasaaradda amniga ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Ka Hadashay Diyaarado Lagu Baaray Wajeer Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa ka hadashay sababta ka dambeysay Labo diyaarad oo ku wajahnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo loo leexiyey dhanka magaalada Wajeer si loo baaro.…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey Oo Sheegtay 12 Caqabad Oo Hor Taagan Qabsoomidda Doorasho Qof Iyo Cod Ah 2020-ka Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) oo wareysi gaar ah siisay Goobjoog News ayaa sheegtay caqabadaha hor-taagan in doorasho qof iyo cod ah ka dhacdo Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Dad Ka Badan 100 Qof Oo Uu Soo Ritey Cudurka Shuban Biyoodka Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dad ka badan 100 qof oo uu Todobaad gudahiisa uu soo ritey cudurka shuban biyoodka, iyadoo ay jiraan dad cudurkaasi u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Eedeeyay Maamulka Jalalaqsi Iyo Guddoomiyaha Degmadaasi Oo Ka Jawaab Celiyey Qaar kamid ah waxgaradka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyey maamulka degmadaasi iney gacan bidixeeyeen gurmad raashiin ah oo dhowaan ka timid guddiga abaaraha Hirshabelle. Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Waa Maxay Ulajeedka Ay Ciidamada Itoobiya Uga Baxeen Ceelbuur Iyo Deegaanno Kale? Ciidamada Itoobiya ayaa dhowaan bilaabay iney ka baxaan deegaanno kamid ah dalka oo markii horeba ay ku sugnaayeen, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayso qaabka ay ciidamadan u baxayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Xilliga Gu’a Oo Ka Curtay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa lagu soo waramayaa inuu ka da’ay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug, halkaasi oo ay ka jirto abaar saameysay dadka iyo duunyada. Wararka…