Wasiirka Amniga: Waxaan La Imaanayaa Qorshe Lagu Sugayo Amniga Guud Ee Dalka Sheeko:Dalka Wasiirka cusub ee wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow oo maanta xilkaasi la wareegay ayaa sheegay in degdeg wax uga qaban doono amniga guud ee dalka, islamarkaana waxa uu… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Cadaado Oo Ka Aragti Dhiibtey Ciidamada Itoobiya Ee Ka Baxay Ceelbuur Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtey ciidamada Itoobiya ee maalintii shalay ahayd isaga baxay degmada Ceelbuur ee gobolkaasi. Dadkaan qaarkood waxay sheegeen in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Shabellaha Dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal xooggan oo u dhaxeeya Labo beel oo walaalo ah. Dagaalkan ayaa ka socda Tuulada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Ka Warbixiyey Doon Lagu Soo Qafaashay Koonfurta Mudug Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay doon la sheegay in lagu soo qafaashay Koonfurta Mudug, taas oo laga soo qafaashay xeebaha degmada Xarardheere xilli ay ku wajahneyd…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda MTN Oo Bixisay Qeyb Ka mid Ah Lacag Ganaax Ah Oo Dowladda Nigeria Ay Dul Saartay Shirkadda isgaarsiinta caanka ah ee laga leeyahay dalka Koofur Afrika, MTN, ayaa bixisay ku dhawaad $100 milyan oo ka mid ah $1.7 bilyan oo ganaax ah oo ay ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug Oo Iska Dhex Magacaabay Labo Guddi Guddiga doorashada maamulka Galmudug oo habeenkii xalay ahaa kulan ku yeeshay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa iska dhex magacaabay Labo guddi oo muhiim u ah howlaha shaqo ee guddigaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug: Madaxda Ahlu-sunna Wey Isku Soo Sharixi Karaan Xilka Madaxweynaha Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiinta maamulka Galmudug, Cismaan Maxamed Socdaal oo warbaahinta kula hadlay magaalada Cadaado ayaa sheegay in maamulkooda u madax bannaan yahay doorasho madaxweyne uu yeesho maamulku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Oo Lagu Eedeeyey Iney Diideen Bixinta Canshuuraha Maamulka degmada Shangaani ee gobolkan Banaadir ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iney diideen bixinta Canshuurta guryaha. Guddoomiyaha degmadaasi C/qaadir Maxamed C/qaadir oo u waramay Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Caawinta Ciribtirka Miinada Maanta oo Talaado ah, 4-ta bisha April waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta ay Qaramada Midoobay u asteysay caawinta ciribtirka Miinada, iyadoo meello kamid ah dalkana laga xusayo maalintaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Leego: Maamulka Oo u Digey Gaadiidleyda Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa uga digay darwallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha ee ka howlgala deegaankaasi in ay socdaan xilliyada habeenkii ah. Guddoomiyaha deegaankaasi Abuukar Cabullaahi oo la…