Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Waxaa la arkayey ciidamada oo xaafadaha degmadaasi ka… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Aan Dhicin Ee Jaalle Siyaad Oo Talooyin Siinaya Farmaajo, Khayre Iyo Xukuumadda In aad noqoto wasiir-ka aan dhicin ee dowladdii Jaalle Maxamed Siyaad Barre ma aheyn arrin fudud, in aad billad dahabi ah ku hesho dadaalka iyo hor-u-marinta waxbarashada dalka waa arrin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afduubka Maraakiibta Oo Soo Badanaya, 4 Markab Muddo Bil Ah Waxaa xeebaha Soomaaliya ku soo badanaya afduubta maraakiibta, Isniintii keliya waxaa la afuduubtay illaa labo(2) doon, arrintaas oo ka dhigeysa in dib u soo noqoto walaacii laga qabay burcad badeedda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Cabdimaalik Coldoon Oo Maanta Lagu Maxkamadeynayo Hargeysa Wararka aanu ka heleyno magaalada Hargeysa ayaa sheegayaa in maanta lagu wado in maxkamadda gobolka la horkeeno weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon. Coldoon waxaa loo heystaa taageerada Madaxweynaha federaalka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 14 Ka Mid Ah Kooxaha Mucaaradka Oo Lagu Dilay Waddanka Congo Hay’adda laan qeryta Cas ayaa waxay sheegtay in ciidamada waddanka Congo ay dileen 14 ka mid ah kooxaha falaagada ah kuwaas oo ah kuwo gooni goosid ah, kooxahaan ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Ah U Qoondeysay 2017-ka Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta xildhibaannada ka hor akhriyay miisaaniyadda dowladda ee 2017-ka. Mr. Bayle waxaa uu xildhibaannada weydiistay in ay duuduub u ansixiyaan miisaaniyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandow Habeenkii Ah Oo Lagu Soo Rogay Deegaanka Leego, Sh/hoose Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in xilliyada habeenkii ay Bandow kusoo rogeen degmadaasi, wixii ka dambeeya Salaadda marqib. Abukar C/laahi Isaaq oo ah guddoomiyaha degmadaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Ciidamo Gadoodsan Oo La Wareegay Kastamka Degmada Xarfo Ee Mudug Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland islamarkaana ka gadoodsanaa mushaar la’aan ayaa maanta la wareegay Kastamka degmada Xarfo ee gobolka Mudug. Ciidamadan ayaa saacado halkaasi haystay, waxaana ay diideen in wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Oo Gudaha u Galay Ceelbuur Warar goor dhow aynu ka helnay degmada Ceelbuur ayaa sheegaya in dagaalyanno ka tirsan Al-shabaab ay gudaha u galeen degmadaasi, iyadoo Isgaarsiinta degmada ay hawada ka bax baxayso. Dad ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Isaga Baxay Degmada Ceelbuur, Galgaduud Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ay isaga baxeen ciidamada Itoobiya ee fariisinka ku lahaa degmadaasi. Dad ku sugan degmada Ceelbuur ayaa u…