Sheekh Nuur Baaruud: Waxaan Bilaabi Donnaa Wejiga Saddexaad Ee Gurmadka Abaaraha Sheeko:Dalka Guddiga qaran ee gurmadka abaaraha ayaa ka warbixiyey howlaha gargaarka ah ee ay ka wadaan guud ahaan dalka iyo sidoo kale xilligaan halka ay waxmarayaan. Guddoomiyaha guddigaasi Sheekh Nuur Baaruud… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Oo Ka Warbixiyey Amniga Degmada Afgooye Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Afgooye ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey xaaladda amni ee degmadaasi, xilli ay kordheen weerarada Al-shabaab ka geystaan Afgooye. Taliyaha saldhigga Booliiska degmada Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Ku Taalla Itoobiya Oo Xukuntay Soomaali Lala Xiriirinayo Al-shabaab Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa xukun sanado xabsi ah waxay ku riddey Labo wiil oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo ay ku eedeeyeen iney ka tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab. Badri Yuusuf…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maxamuud Abukaate “Waxaan Ka Badbaaday Qarax La Igu Qaarajin Lahaa” Xildhibaan Maxamuud C/laahi Axmed oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka warbixiyey qarax habeenkii xalay ahaa lala eegtay gaari uu saarnaa, kaasi oo ka dhacay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Ammar Kusoo Rogay Sarifleyda B/weyne Wasaaradda maaliyadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegtay in magaalada B/weyne aan la keeni karin lacago kaash ah oo ka yimaada gobollada dhexe iyo gobolka Bari, kadib isbedal xooggan oo ku yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Sheegay In Dhaqaalo Badan Ku Bixiyaan Difaaca Sacuudiga Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa cambaareeyay heshiiska ay xukuumadda Washington ay la gashay waddanka Sacuudiga, isagoo tilmaamay in Sacuudiga uu heshiiskaas uu ka fiirsanayo danihiisa oo kaliya. Madaxweyne Trump ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dileen mid kamid ah nabadoonnada ugu caansan magaaladaasi. Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo War Kasoo Saartay Wadahadallada Galmudug Iyo Ahlu-sunna Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay wadahadallo aan natiijo kasoo bixin oo Muqdisho ku yeesheen Ahlu-sunna iyo Galmudug. Wasaaradda ayaa soo jeedisay 9 qodob…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Sheegtay Iney Xoojineyso Xiriirka Caalamiga Ah Guud ahaan marka laga hadlayo xiriirka caalamiga ah waa xiriir ka dhaxeeya dalalka xorta ah xiriirkaas oo noqon kara mid dhinacyo badan leh sida Siyaasadda, Dhaqaalaha, Ganacsiga bulsho ,Dhaqan, Ammaan,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ku Xoolo Beelay Abaarta Gedo Oo Ay Soo Wajahdey Daruufo Dhanka Nolosha Ah Boqolaal Qoys oo ku xoolo beelay abaarta gobolka Gedo oo Saddexdii Toddobaad ee u dambeysay soo gaaray magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolkaasi ayaa lagu soo warramayaa in ay wajahayaan xaalad…