Wasiirrada Cusub Oo Bilaabay Iney Xafiisyadooda La Wareegaan Sheeko:Dalka Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay si rasmi ah u bilaabeen iney la wareeegaan xafiisyadooda , iyadoo maanta ay xilalka la wareegeen wasiirada arrimaha gudaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Ka Tirsan Goobjoog Oo Lagu Qafaashay Muqdisho Rag hubeysan ayaa gelinkii hore ee maanta waxa ay duleedka magaalada Muqdisho ku qafaasheen wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan Goobjoog Media Group. Hanad xilliga la qafaalanayey waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Jadwalka Doorashada Galmudug Guddiga doorashada maamul goboleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada madaxtinnimada ee halaasi ka dhici doonta 10-ka bisha. Murashaxiin badan ayaa lagu wadaa in ay isdiiwaangeliyaan maalmaha soo socda si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Waa Ceeb Inaan Bixin Weynno Mushaaraadka Ciidamadeenna Iyo Shaqaalaheena” Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda mudane Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, kaasoo xilka…
1 daqiiqo Sheeko:War Kobaca warshadaha iyo diiradda ganacsiga Kobaca warshadaha iyo diiradda ganacsiga
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho iyo ciidamada dowaladda Shacabka Muqdisho iyo ciidamada dowaladda
1 daqiiqo Sheeko:War Nin aragga La’ oo nolosha ke maareeya biyo uu dhaamiyo Nin aragga La’ oo nolosha ke maareeya biyo uu dhaamiyo
1 daqiiqo Sheeko:War Doorka jaamacadaha dalka iyo gurmadka abaaraha Doorka jaamacadaha dalka iyo gurmadka abaaraha
1 daqiiqo Sheeko:War Wareysi wasiirka arrimaha dibadda ee UK Wareysi ay Goobjoog la yeelatay wasiirka arrimaha dibadda ee UK
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaankii 9-aad Oo Ku Geeriyooday Muqdisho Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cali Cumar Nuur oo kamid ahaa xildhibaannada baarlamaankii 9-aad ee dalka. C/raxmaan Cawle oo ah madaxa amniga ahna…