Baarlamaanka Galmudug Oo Maanta Loo Gubinayo Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Sheeko:War Guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah waxay baarlamaanka maamulkaasi usoo gudbin doonaan jadwalka doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Xildhibaan Xasan Cali Dhuux oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Dowladda Ka Dalbaday Gurmad Degdeg Ah Barakacayaasha ku dhaqan deegaanno u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka dalbadeen in gurmad degdeg ah lala soo gaaro. Barakacayaashan oo abaarta darteed uga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balcad Oo Ka Warbixiyey Amniga Guud Ee Degmadaasi Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay in isbedal amni oo la taaban karo uu ka jiro degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamuud Maxamed Saney oo u waramay Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Faah Faahiyey Wada Hadallo Ay Jabuuti Kula Yeesheen Somaliland Maamulka Khaatumo State ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey shir ay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti kula yeesheen maamulka Somaliland, kaasi oo daba socday shirrar ay Labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shaacir: Dadka Haloo Qeybiyo Muwaacinada Dalka Taalla Xildhibaan C/laahi Shaacir oo kamid ah mudanyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in dadka Soomaaliyeed ee abaartu ku hayso dalka la gaarsiiyo muwaacino uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Qoysas Ka Cabanaya Biyo La’aan Qoysas ku nool deegaanno ka tirsan bariga gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ay ugu horreyso biyo la’aan baahsan oo dadkaasi haysan. Qaar kamid ah dadkaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Walaacsan Dib u Dhac Ku Yimaada Doorashada Galmudug Waxgarad iyo siyaasiyiin ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galagduud ayaa ka cabsi qaba in dib u dhac uu ku yimaado doorashada madaxweynaha Galmudug oo 10-ka bishan la doonayo in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF: 35,400 Oo Nafaqo Darro Ah Iyo 18,400 Shuban Biyood Ah Ayaa La Daaweeyay , Xaaladdana Waa Ka sii Dari Kartaa UNICEF oo ah Hey’adda qaramada midoobey u qaabilsan caruurta waxaa ay sheegeysaa in labadii bil ee sanadkan ugu horreeyay la daweeyay ama la diiwaan-geliyay Kiisan badan oo ku saabsan nafaqado…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Dambiyada Adduunka Oo Ka Walaacsan Xadgudubyo Ka Dhacay Congo Xoghaya guud ee Maxkamadda dembiyada caalamiga ah haweyneyda lagu magacaabo Fatou Bensouda ayaa waxay sheegtay in maxkamadda dembiyada caalamiga ah ay ka walaacsantahay xadgudubyada ka dhacaya gobolka Kassai ee bartamaha…