Ra’iisul Wasaraha Oo Mar Kale Shacabka Ku Booriyey Ka Qeybqaadashada Gurmadka Abaaraha Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay kulan dhaqaale loogu aruurinayey dadka Soomaaliyeed ee ku dhufteen abaaraha, waxana intii uu socday kulanku… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug:Wada Haladdaladii Aan La Laheyn Ahlu Sunna Waa Burbureen Guddoomiyaha guddiga wada hadalka Galmudug, ahna wasiirka dastuurka Cusmaan Maxamed Cali oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in wada hadalladii ay la lahaayeen Ahlu Sunna ay burbureen. Wada hadallada labada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Shirkoodii Maanta Kaga Doodey Afar Qodob (Sawirro) Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qiimeyn: Soomaaliya Oo Kaalinta 126aad Ka Gashay Qiimeyn Lagu Sameeyay Awoodda Ciidanka Militari Ee 127 Dal Sida lagu qoray Global Firepower, Soomaaliya ayaa kaalinta 126aad ka gashay illaa 127 dal oo la qiimeeyay awoodooda ciidamada militariga ee ay heystaan. Dalka Central African Republic ayaa galay kaalinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Hirshabeelle Ah Oo Muqdisho Tababar Loogu Soo Xiray Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Dowladda Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Tababar magaalada Muqdisho Ugu soo xiray saraakiil sar sare oo Boliis ah oo ka shaqeyn doonaa dhisida iyo tababarida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Soomaaliya Iyo Turkiya Oo Kala Saxiixday Heshiisyo Dhanka Horumarinta Iyo Dhaqanka Ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkan Mudane Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha iyo wafdiga uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan NISA Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa degmada Shibis waxa ay ku dileen sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA. Labo qof oo ku hubeysnaa Bistoolado…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Booqashada Farmaajo Ee Turkiga Iyo Hehiisyada Taariikhiga Ah Ee Labada Dhinac Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa haatan booqasho 3 maalmood ah ku jooga dalka Turkiga. Warar hor-u-dhac ah ayaa sheegaya in wasiirka hor-u-marinta Turkiga Lutfi Alwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobka Xilliga Gu’a Oo Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Mudug Deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in 24-kii saac ee lasoo dhaafay uu ka da’ay roobka xilliga Gu’a, kaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Mudug: Deegaanno Hor Leh Oo Uu Ka Dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka Wararka ka imaanaya deegaanno ka tirsan gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan inuu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, kaasi oo soo ritay dad badan oo isugu jira yar yar iyo waaweyn.…