La Taliyaha Amniga Qaranka Ee Madaxweynaha Oo Faah Faahiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliya Sheeko:Dalka War-saxaafadeed: La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xuseen Macalin Maxamud Sh. Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey Qorshaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo dhowaan Madasha Qaranka lagu go’aamiyey. Xuseen… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Brussels: Shirkado Soomaaliyeed oo Ka Qeyb Galaya Carwo Lagu Soo Bandhigaya Cunnooyinka Badda Ganacsato Soomaali ah ayaa ka qeyb galeysa carwada caalamiga ah ee Seafood Expo Global tirsigeeda 24naad taasi oo ka dhaceysa magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka. Carwadan oo socon doonta 3 maalmood,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Laga Filan Karaa Booqashada Farmaajo Ee Turkiga? Turkiga waxa uu gacan siiyay Soomaaliya waqti ay yareed taageerada shacabka Soomaaliya ay ka filan ka reen Dibadda ,maalmahaasi Soomaaliya waxa ay ku jirtay macluul ay dadku u dhimanayeen Gaajo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Mooshinka: Golaha Shacabka Oo Heshiiska Ciidamada Ku Timaamay Firkad Shishiiye, Kuna Taliyay 7 Qodob Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo dood ka yeeshay mooshin ay soo gudbiyeen guddiga difaaca iyo xildhibaanno kale oo ka tirsan golaha ayaa iska diiday heshiiska ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Madaxweyne Ee Galmudug Oo Looga Yeeray Cadaado Guddiga doorashada Galmudug ayaa muddo 24-saac ah gudaheed uga yeeray degmada Cadaado iney ku yimaadaan dhammaan musharraxiintii isku diiwaangelisay xilka madaxweyne ee maamulkaasi. Mahad Sheekh Cali Cibaar oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gaalkacyo Oo Dhaliilay Guddiga Abaaraha Ee Galmudug Maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa dhaliil u jeediyey guddiga gurmadka abaraha ee mamulka Galmudug. Xirsi Yuusuf Barre, duqa magaalada Gaalkacyo oo warbaahinta kula hadlay magaaladaasi ayaa sheegay in guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Walxaha Qarxa Iyo Raggii Waday Ciidamada ammaanka maamulka Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay Walxaha qarxa iyo sidoo kale Shan nin oo la sheegay in walxahaasi ay wadeen. Taliyaha ciidamada madaxtooyada Puntland C/rashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhoweeyay Ankara Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Madaxweynaha ayaa casumaad rasmi ah ka helay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiyaan Ku Qafaalnaa Sool Oo La Badbaadiyay Howgal ay sameeyeen ciidamada Amaanka ee gobolka sool oo uu hor kacayay taliyaga Qaybta Booliiska Ee Gobolkaasi Gaashaanle dhexe Ibraahin Jaamac Daad ayay xoriyaddoodii dib ugu soo celiyeen boqolaalo qof oo Itoobiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Pakistan Ugu yaraan waxaa ku dhimatay 9 qof, halka ay ku dhaawacmeen 13 kale qarax ka dhacay waqooyi galbeed ee Pakistaan, qaraxaan mas’uuliyaddiisa wali cidna ma sheegan. Saraakiisha dhanka amniga ayaa…