Sawirro: Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeer Ku Tagey Xarunta Iyo Akademiyada Booliiska Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la qaatey qaar kamid ah Haweenka Soomaaliyeed, wuxuuna kala hadley qaabkii la iskaga kaashan lahaa shaqada dalka ka socto haweenkuna… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Oo La Kulmay Guddiga Arrimaha Badda Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa la kulmay Guddiga Arrimaha Badaha, waxana warbixino ku saabsan xaaladda aminiga, kheyraadka iyo maamulka Badda laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Ruux Oo Ku Geeriyootey Shil Ka Dhacay Degmada Kaxda Wararka ka imaanaya degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Siyaad Axmed Maxamed oo kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Magacyada Guddiga Qiimeynta Maxaabiista Goobjoog News ayaa u suurtagashay iney hesho magacyada xubnaha guddiga qiimeynta maxaabiista ee uu magacaabay madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo. Xubnahan ayaa dhammaantood ah sharci yaqaanno, iyo quburo, waxaana ay qiimeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garasbaalley Oo Dhaliilay Maamulka Gobolka Banaadir Maamulka deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir uu ka gaabiyey caawinta qoysaskii kasoo barakacay abaarta dalka ka jirta ee ku sugan deegaankaasi. Guddoomiyaha deegaankaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gaalkacyo Oo Baaq u Diray Dowladda Federaalka Iyo Hay’adaha Samofalka Ah Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xoojiyey baaqa ay u dirayaan shacabka Soomaaliyeed, dowladda dhexe iyo hay’adaha samofalka ah, kaasi oo ku aadan in gurmad raashiin ah iyo mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qof Shacab Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa koox hubeeysan oo habeenkii xalay ahaa dil ugu geeystay qof shacab ah halka loo yaqaano beerta jaadka ee u dhexeysa Banaadir iyo Ex-control…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Ciidamada Puntland Oo Boosaaso Ku Qabtay Walxaha Qarxa Iyo Raggii Waday Ciidamada maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ku qabtay Lab nin iyo sidoo kale walxaha qaraxa oo la sheegay iney wadeen. Howlgal ay ciidamadan sameeyeen ayeey ku qabteen gaari nooca loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiga Adduunka Oo 50 Milyan Oo Dollar Ku Bixinaya Arrimaha Abaaraha Ee Soomaaliya Bangiga Aduunka ayaa talaadadii ogolaaday $50 million oo macaawino degdeg ah la siiyo Soomaaliya si wax looga qabto abaaraha iyo gaajada dalka ka jirta. “Maamulka sare ee Bangiga Adduunka waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Yusuf Garaad Oo Blog Kiisa Uga Hadlay Maxaabbiista Soomaaliyeed ee Dibadda Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Yusuf Garaad Cumar oo aan la hadlin saxaafadda, mar walbana bartiisa soo dhigo wararka muhiimka ah ee waxqabadka wasaaradda ayaa waxaa uu soo daabacay warbixin…