Sawirro: Wasaaradaha Dastuurka Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Shir Uga Furmay Muqdisho Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo socon doona 3 maalin ayaa maanta ka furmay Muqdisho, shirkan ayaa waxaa looga hadli doonaa Geedi-socodka dib u… 2 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiska Amni Ee London Ku Kala Saxiixdeen Soomaalida iyo Beesha Caalamka Shirkii Soomaalida loogu qabtay magaalada London 11-kii bishan, waxaa laga soo saaray heshiis cusub oo xagga amniga ah kaas oo u dhaxeeya Soomaalida iyo beesha caalamka, heshiiskan oo loogu yeero…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad Cashara “Amni Ma Sugi Karo Askari Aan Baran Sharciga” Xildhibaan hore Cawad Axmed Cashara ayaa sheegay in amni darada dalka ka jirta ay qeyb ka tahay qaabka loo maro qorista ciidanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Mr. Cawad oo u warammay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Wasiir Sheegay In Ciidamada Itoobiya Dileen 15 Ruux Oo Shacab Ah Wasiirka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee maamulka Hirshabelle C/laahi Cadow ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay dad shacab h ku dileen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, isagoo tilmaamay in ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: 12 Qof Oo Shil Ku Geeriyootey, Sanadkaan Gudahiisa Taliska ciidamada Ilaalada waddooyinka gobolka Baay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka adage ee xilligaan ka taagan waddooyinka magaalada Baydhabo iyo sidoo kale sanadkaan inta ruux ee ku dhimatay shil ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad Oo Baaq Nabadeed u Diray Beello Ku Dagaallamay Galgaduud Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay beello walaalo ah oo maalintii shalay ahayd ku dagaallamay deegaanka Labi Caanood oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Afar Carruur Ah Oo Shuban Biyood Ugu Geeriyootey Sh/hoose Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, kaasi oo soo ritey dad badan. Tuulada Sagaalaad oo kamid ah deegaannada hoostada degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Sheegtay Iney Xoojineyso Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Dowladda Uganda ayaa sheegtay iney xoojin doonto dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana Soomaaliya ay ka caawin doonaan amniga iyo iney dib cagaheeda isku soo taagto. Madaxweynaha dalkaasi Yuwer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Maanta Shir Uga Qeybgalaya Doxa, Qadar Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Axad ah wuxuu magaalada Doxa ee dalka Qadar kaga qeybgali doonaa shirka 2017 Doha Forum kaasi oo labo maalmood halkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Gantaal Tijaabisay Kuuriyada waqooyi ayaa waxay tijaabisay gantaal uu nuuciisu yahay ballistic missile sida ay sheegtay dalka ay dariska yihiin ee Kuuriyada Koofureed. Wakaaladda wararka ee dalka Kuuriyada Koofureed ayaa waxay sheegtay…