Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Indonesia Sheeko:Wararka Caalamka Qarax ka dhacay waddanka Indonesia waxaa ku dhimatay 3 askari oo boolis ah, waxaana ku dhaawacantay in ka badan 10 qof . Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay meel bosteejo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Xamar Jajab, Muqdisho Warar ku dhaw Booliiska ayaa xaqiijiyay in 5 qof ku dhinteen qaar kalana ku dhaawacmeen qarax ka dhacay xerada Sheelare ee degmada Xamar Jabab. Gaariga qarxay ayaa la sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Booqanaya Dalka Qatar Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu booqasho ku tago magaalada Doxa ee dalka Qatar. Mr. Farmaajo waxaa uu halkaas kula kulmi doonaa Amiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Dekadda Dooraaleh Ee Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo si heersare ah loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble: Hirshabelle Ayaa Dhiseysa Banaadir State Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo magaalada Nairobi kula hadlayey shacab Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Hirshabelle ayaa sheegay in maamulkooda ay dhisi doonaan maamulka Banadir State. Wuxuu sheegay Cosoble…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Loogu Baaqay Iney Wadahadal La Gasho Al-shabaab Guddiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen howlaha guddiga iyo dib u heshiisiintii ay sameeyeen. Guddoomiyaha guddigan Ismaaciil Macalin Muuse ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Dhiggiisa Jabuuti Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo Booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle waxay ka wada hadleen arrimo ku aadan xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Sameeyay Degmada Hodon, Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xasilinta caasimadda Muqdisho ayaa saakay waxay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen degmada Hodon. Howlgalkaan ayeey ciidanka si gaar ah waxay uga sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:War Maxamed Cumar Maxamed Maxamed Cumar Maxamud waxaa uu ka soo jeedaa gobolka Hiiraan laakin waxaa uu ku dhashay magaalada Jowhar sanadkii 1959-kii. Waxbarashada illaa dugsi sare waxaa uu ku qaatay magaalada Muqdisho isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Soomaalida Oo Afduubtay Markab Iran Laga Lahaa Oo Kaluumeysi Sida ay baahiyeen Telefishinka Press TV, burcad badeedda Soomaalida ayaa afduubatay markab kaluumeysi oo laga lahaa dalka Iran. Dhacdadan waxaa ay ka dhacday xeebaha Puntland, burcadda waxaa ay markabkan u…