Khilaafka Masar Iyo Suudaan Oo Sii Kordhaya Sheeko:Dalka Wasaaradda arrimaha dibadda ee Masar ayaa iska fogeysay eedeymo ay u soo jeedisay dowladda Suudaan taasi oo ku aadan in Masar ay taageerto kooxaha fallaagada ee ka dagaalanta gobolka Daafuur.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Ingiriiska Oo Aqoonsaday Qofkii Fuliyay Weerarkii Manchester Booliska Ingiriiska ayaa sheegay in qofkii fuliyay weerarkii magaalada Manchester inuu ahaa wiil lagu magacaabo Salmaan Cabiidi oo ahaa 22 sano jir ka soo jeeda asal ahaan dalka Liibiya. Booliska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Boosaaso War kasoo baxay kooxda Daacish ayaa lagu sheegay iney iyaga ka dambeeyeen qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Kooxda ayaa sheegtay in weerarkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxii Xalay Ka Dhacay Boosaaso Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Ruux isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyeyaal Cusub Oo Loo Magacaabay Degmooyinka Gobolka Banaadir (Magacyada) Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliy ayaa lagu magacaabay guddoomiyeyaal cusub oo degmooyinka gobolka Banaadir ah. Waxaa wareegtadan lagu magacaabay 15 guddoomiye, waxaa xilalkii laga qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 68 Maalmood Kadib, Soomaalidii Yemen Lagu dilay Weli Lama Aasin, Hey’adda Qaxootiga Yemen Oo Xaqiijisay 68 maalmood ayaa laga joogaa markii si gardarro ah lagu dilay 42 qof oo Soomaaliya ah oo doon saarnaa xili ay u socdeen dalka Suudaan. Mudada intaa la eg, weli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Lambar 50: Waxaan Dilnay 4 Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dagaal maanta ka dhacay deegaankaasi ay ku dileen 4 kamid ah dagaalyahannada Al-shabaab. Guddoomiyaha deegaankaasi Cali nuur Axmed oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaadda Dalka Oo Maanta La Furay Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Muqdisho laga furay xafiiska diiwaangelinta xisbiyada siyaasadda ee dalka, kaasi oo lagu diiwaangelinayo xisbiyada dalka ka jira. Daah furka xafiiskan waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmaya Dhiggiisa Jabuuti Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kula kulmi doono dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Bayle Oo Kormeeray Howlaha Shaqo Ee Dekadda Magaalada Muqdisho Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta waxa uu kormeer shaqo ku tagey dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu kula soo kulmay qaar kamid ah…