Culimada Gaalkacyo Oo Baaq u Diray Beello Isku Haya Bariga Gobolka Mudug Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ugu baaqay beello isku haya bariga gobolkaasi, waxaana dhinacyadaasi kula dardaarmeyn iney ka shaqeeyaan nabadda iyo xasiloonida. Sheekh Jaamac… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Nool Garbahaarey Oo Gurmad Dalbaday Dadka ku naafoobay colaadaha iyo cudurro dalka ka jira ee ku sugan degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya macluul iyo gaajo daran oo haysata. Naafadan oo isugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Baarlamaanka Oo Kahor Yimid In La Kordhiyo Tirada Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland ayaa arrin sharci daro ku tilmaamay dalab kaga yimid madaxweynaha maamulkaasi oo ku aadan kordhinta tirada xildhibaannada. Madaxweyne Cabdiweli Gaas ayaa dhowaan u gudbiyay warqad qoraal ah guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Ciidamo Dheeraad Ah Geyneysa Magaalada Mandhera Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dhowaan ay ciidamo dheeraad ah geyn doonto magaalada Mandhera ee gobolka NFD, halkaasi oo ay sheegeen iney kusoo bateen falal ka dhan ah amniga. Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo La Kulmay Madaxda Dalalka Islaamka Qaarkood Madaxweynaha dalka Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa kulamo la qaatay qaar kamid ah madaxda islaamka iyo Maraykanka ,kaas looga hadlay sidii wadamada islaamka ay ugu midoobi lahaayeen la dagaalanka daacish iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Xaafado Ka Tirsan Muqdisho Ciidamad dowldda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay howlgallo baaritaan ah ka wadaan xaafado ka tirsan magaalad Muqdisho. Howlgalladan ayaa si gaar ah waxay uga socdaa inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Iran Ku Eedeeyay Inay Ma’suul Ka Tahay Xasilooni Darada Ka Jirta Bariga Dhexe Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dowladda Iran inay mas’uul ka tahay deganaansho la’aanta ka jirta bariga dhexe isagoo sheegay in madaxweynaha Siiriya Bishaar Al-asad uu galay dambiyo dagaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobada Ugu Muhiimsan Khudbadda Madaxweynaha Mareykanka Dolland Trump Madaxweynaha Mareykanka Dolland Trump ayaa Riyadh kula kulmaya madaxda Carabta iyo Islaamka, isaga oo hadlakiisa ku bilaabay mahadcelin uu u jeediyay Sacuudiga. Mr. Dolland Trump waxaa uu madaxda Carabta iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Salmaan: Riyadh Waxaa Ay Saldhig U Noqon Doontaa Xarun Caalami Ah Oo Lagula Dagaalo Argigixisada Madaxweynaha Mareykanka Dolland Trump ayaa Riyadh kula kulmaya madaxda Carabta iyo Islaamka, waxaa ugu horreyn shirka furay boqor Salmaan. Boqorka Sacuudiga ayaa u mahadceliyay Trump isaga sheegay in diinta Islaamka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hobyo Oo Ka Warbixyey Shactar Ku Degay Xeebaha Mudug Shactar ka baxay Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Hobyo ayaa ku degay meel aan ka fogeyn xeebaha degmadaasi ee gobolka Mudug, kaasi oo waday qalab kala duwan. Maxamuud Maxamed Cawaale,…