Soomaali Kasoo Laabatay Xeryaha Dhadhaab Oo Soo Gaaray Kismaayo Sheeko:Dalka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaa maanta soo gaaray qoysas Soomaaliyeed oo dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab, kuwaasi oo dalkooda kusoo guryo noqday. Qoysaskani oo gaarey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Ciidanka Puntland Mushaar, Gunno Iyo Raashiin Bay Qaataan” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay warar soo baxayay maalmihii ugu dambeysay, kuwaa oo sheegayey in ciidanka maamulkaasi aanay muddo wax mushaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif Galeyr Oo Ku Sugan Magaalada Hargeysa Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland waxaa maalintii shalay ahayd safar aan la shaacin ku tagay madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr. Galeyr ayaa la dejiyey mid kamid ah Hoteellada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Duleedka B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xiisad u dhaxeysa Labo beel oo halkaasi wada deggan. Deegaanka Baar ee duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ku Xirneyd Xabsiga Dhexe Oo Geeriyootey Deeqo Diraac oo ku xirneyd xabsiga dhexe ee dalka kuna xukunneyd 15 sano oo xabsi ciidan ah ayaa lagu soo waramayaa in goor dhow ay ku geeriyootey Isbitaal ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Oo Ka Hadashay Xaqiijinta Amniga Imtixaanaadka Xasan Xuseen Maxamed wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Maleyshiyaadka ahna ku simaha wasiirka amniga maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in wasaaradda amniga ay si weyn…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qodob Oo Farmaajo Ay Tahay In Uu Kala Hadlo Donald Trump Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Villa Somalia, waxaa lagu wadaa in Riyadh ku kulmaan madaxweyneyaasha Mareykanka Donald Trump iyo Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Kulanka labada nin,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Uu Ka Dhacayo Shirkii Ugu Horreeyay Oo Ku Saabsan La Dagaalanka Argigixisada Dalka Itoobiya waxaa ka furmay shirkii ugu horreeyay oo ku saabsan waxa loogu yeero la dagaalanka argigixisada, shirkani ayaa waxaa soo agaasimay golaha sare ee arrimaha Islaamka ee dalka Itoobiya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiisyada Ay Kala Saxiixdeen Sacuudiga iyo Mareykanka Maalinta shalay, ka hor kulanka uu Trump maanta ooo Axad ah la yeelan doono madaxda Carabta iyo Islaamka waxaa uu magaalada Riyadh heshiisyo militari iyo kuwoo dhaqaale kula galay dalalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada ilaalada Xeebaha Talyaaniga Oo Badbaadiyay Tahriibayaal Ciidamada ilaalada xeebaha dalalka Liibiya iyo Talyaaniga ayaa sheegay inay badbaadiyeen 5 kun oo muhaajiriin ah kuwaasi oo isku dayayay inay gaaraan qaaradda Yurub, dadkaani ayaa waxaa la badbaadiyay saddexdii…