Maamulka Hiiraan Oo Amray In Laga Guuro Xaruntii Tiyaatarka B/weyne Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku amray in muddo Shan cisho ah ay uga guuraan dadka deggan xaruntii Tiyaatarka qaranka ee magaalada B/weyne. Guddoomiyaha gobolkaasi Cali Jeyte Cismaan oo la hadlay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/dhexe: Ciidamada Ammaanka Oo Qaadey 26 Isbaaro Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guuleystay in la qaado Isbaarooyin yaallay degaanno ka tirsan gobolkaasi. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe, Axmed Meyre Makaraan ayaa socdaal uu ku bixiyay degmada Warsheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka War murtiyeed—Qaadista Imtixaanka Shahaadiga ah ee Waxbarashada Qaranka 1. Wargelin Sida uu qabo sharciga Waxbarashada Guud ee dalka, sannad dugsiyeed kasta dhammaadkiisa waa in arday kasta waxbarashadiisa la qiimeeyaa, la diiwaan geliyaa, la keydiyaa lana ogeysiiyaa natiijada imtixaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Sacduudiga Uga Qeyb-galaya 3 Shir Madaxdeed Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in sabtida uu caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh uga qeyb-galo illaa 3 shir madaxdeed. Shir madaxeedka 1aad waa mid Trump uu la yeelan doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Suudaan Oo Ka Qeyb-galaya Shirka Trump Iyo Madaxda Carabta Dowladda Sacuudiga ayaa u yeertay madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir si uu uga qeyb-galo shirka Trump Iyo Madaxda Carabta. Al-bashiir waxaa doon dooneyso maxkamadda dambiyada caalamiga ah, waxaa horay 2009-kii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 30% Faa’ido Ka Badan Tii Hore Oo Labo Maalmood Gudahood Ka Soo Xarootay Garoonka Kormer ay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ah ku tageen garoonka Aden Cadde, waxaa lagu ogaaday in isbadalka waaxda canshuuraha ee garoonka uu keenay faa’ido, waa sida ay hadalka u…
3 daqiiqo Sheeko:War Aqoon-yahan Ka Hadlay Shaqada Golaha Shacabka Laga Sugayo Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo hadda ku maqan fasax muddo laba bilood ah ayaa marka ay ka soo labtaan fasaxa waxaa jira hawlo qabyo ah iyo qaar kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ku Dhimatay Gaari Kula Qarxay Degmada Wadajir Ugu yaraan 3 askari oo kooxaha miinada baaro ah ayaa ku dhintay halka 2 kale ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Askartan geeriyootay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gaalkacyo Oo Farriin u Diray Dowladda Itoobiya Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa si kulul u cambaareeyay fal afduub ah oo ciidanka Liyuu Boolis ee maamulka Soomaali Galbeed ugu geysteen haween gobolka Galgaduud. Nabadoon Cali Geelle ayaa Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Eedeeyay Ciidamada Liyuu Boolis Xildhibaan Cabdi Xasan Cilmi oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa isaga oo la hadlay Goobjoog News, waxa uu sheegay in ciidamada Liyuu Booliis ee ismaamulka Soomaali Galbeed ay…