MAQAL: Nabadoon Musuq Iyo Cadaalad Darro Ku Eedeeyay Xeer Ilaalinta Qaranka Sheeko:Dalka Boqor Maxamed Jaamac oo ah hoggaanka odayaasha dhaqanka ee gobollada waqooyi oo la soo xiriiray Goobjoog News, ayaa sheegay in xeer ilaalinta qaranka ay hor istaagtay dacwad ay u gudbiyeen… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Sababaha Keena Daalka iyo Firfircooni La’aanta Xilliyada Shaqada Iyadoo ay jirto in dadbadan oo naga mid ah ay seexdaan tiro saacado ah oo ku filan, ayaa hadana dadka qaar ay dareemaan daal iyo caajis maalitii inteeda badan, taas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banadir Stadium: 1000 Ciyaaryahan Oo Xusaya Maalinta 15-ka May Ee Dhalinyarada Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa maanta lagu wadaa in garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ku soo bandhigto mahrajaankii ugu weynaa 27-kii sano ee la soo dhaafay. Banadir Stadium oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Deyriyey Xaaladda Barakacayaal Ku Sugan Gaalkacyo Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa aad ka deyriyay nolosha qoysaskii ku xoolo beelay abaaraha dalka ku dhuftay. Nabadoon Cali Diiriye Aloore oo ka tirsan waxgaradka Gobolka Mudug kuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galgaduud Oo Baaq u Diray Beello Ku Dagaallamay Gobolkaasi Maamulka gobolka Galgaduud ayaa ugu baaqay beello dhowaan ku dagaallamay deegaanka Labi Caanood iney si shuruud la’aan ah ku joojiyaan dagaalka. Guddoomiyaha gobolkaasi Maxamed Cali Cilmi oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuska Munaasabadda 74 Guurada SYL Oo Dalka Oo Dhan Laga Xusayo Xuska Munaasabadda 74aad ee aasaaskii SYL ayaa maanta ka dhaceysa magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo Soomaaliya ah, maalintan ayaa sidoo kale astaan u ah dhalinyarada iyo wadaniyadda. Ururrada Dhalinyarada,…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Wasaaradaha Dastuurka Ee Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada Oo Shir Uga Furmay Muqdisho Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo socon doona 3 maalin ayaa maanta ka furmay Muqdisho, shirkan ayaa waxaa looga hadli doonaa Geedi-socodka dib u…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Heshiiska Amni Ee London Ku Kala Saxiixdeen Soomaalida iyo Beesha Caalamka Shirkii Soomaalida loogu qabtay magaalada London 11-kii bishan, waxaa laga soo saaray heshiis cusub oo xagga amniga ah kaas oo u dhaxeeya Soomaalida iyo beesha caalamka, heshiiskan oo loogu yeero…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cawad Cashara “Amni Ma Sugi Karo Askari Aan Baran Sharciga” Xildhibaan hore Cawad Axmed Cashara ayaa sheegay in amni darada dalka ka jirta ay qeyb ka tahay qaabka loo maro qorista ciidanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Mr. Cawad oo u warammay…