Hirshabelle: Wasiir Sheegay In Ciidamada Itoobiya Dileen 15 Ruux Oo Shacab Ah Sheeko:Dalka Wasiirka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee maamulka Hirshabelle C/laahi Cadow ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay dad shacab h ku dileen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, isagoo tilmaamay in ka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: 12 Qof Oo Shil Ku Geeriyootey, Sanadkaan Gudahiisa Taliska ciidamada Ilaalada waddooyinka gobolka Baay ayaa ka hadlay dhibaatooyinka adage ee xilligaan ka taagan waddooyinka magaalada Baydhabo iyo sidoo kale sanadkaan inta ruux ee ku dhimatay shil ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad Oo Baaq Nabadeed u Diray Beello Ku Dagaallamay Galgaduud Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay beello walaalo ah oo maalintii shalay ahayd ku dagaallamay deegaanka Labi Caanood oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Afar Carruur Ah Oo Shuban Biyood Ugu Geeriyootey Sh/hoose Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dilaacay cudurka shuban biyoodka, kaasi oo soo ritey dad badan. Tuulada Sagaalaad oo kamid ah deegaannada hoostada degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Sheegtay Iney Xoojineyso Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Dowladda Uganda ayaa sheegtay iney xoojin doonto dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab, islamarkaana Soomaaliya ay ka caawin doonaan amniga iyo iney dib cagaheeda isku soo taagto. Madaxweynaha dalkaasi Yuwer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Maanta Shir Uga Qeybgalaya Doxa, Qadar Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Axad ah wuxuu magaalada Doxa ee dalka Qadar kaga qeybgali doonaa shirka 2017 Doha Forum kaasi oo labo maalmood halkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Gantaal Tijaabisay Kuuriyada waqooyi ayaa waxay tijaabisay gantaal uu nuuciisu yahay ballistic missile sida ay sheegtay dalka ay dariska yihiin ee Kuuriyada Koofureed. Wakaaladda wararka ee dalka Kuuriyada Koofureed ayaa waxay sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Guryaha Mareykanka Oo Laga Isticmaalo BadanaaTelefoonnada Gacanta Daraasad ka soo baxday dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in wax ka yar kala bar ay guryaha Mareykanka isticmaalaan telefoonnada landline ama nooca telefoonnada Cableka ah. Baaritaan ay sameysay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 15 Qof Barakacayaal Ah Oo Gaajo U Dhintay, Maamulka Banaadir 4 Maalmood Xerada Wax Cunto Ah Ma Geyn 15 qof ayaa ku dhimatay xero barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taallo degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, xeradan waxaa ku nool 1500 oo qof, waxaa ay ka mid tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Baardheere: Waxaan Qarxinnay Miino Lagu Aasay Meel Lagu Shaaho Taliska ciidanka booliiska ee degmada Baardheere ayaa sheegay iney qarxiyeen Miino lagu aasay goob lagu shaaho oo degmadaasi ku taalla. Maxamed Axmed Xasan, taliyaha saldhigga Booliiska degmada Baardheere oo la…