6 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Beeleed Ka Dhacay Galgaduud Sheeko:Dalka Dagaal u dhaxeeya Labo beel oo walaalo ah ayaa maanta illaa iyo xalay ka dhacay deegaanka Libi Caanood ee gobolka Galgaduud, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye MM Macallin Oo Maanta Ku Geeriyoodey Magaalada Nairobi Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday wariye Maxamuud Maxamed Macalin, halkaasi oo uu ku xanuunsanayey. MM Macalin ayaa ka tirsanaa wariyeyaasha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Safarkiisii Ugu Horreeyay Ku Aaday Dalka Qadar Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda ah tan iyo intii loo magacaabay xilkaan wuxuu ku aaday magaalada Doxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho Madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Ka Hadashay Wixii Ay Qabatay Todobaadki Lasoo Dhaafay Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; 1. 11kii May…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka London: Midowga Yurub Oo €200 Oo Million Siin Doona Soomaaliya Madaxweyne ku-xigeenka midowga Yurub Federica Mogherini ayaa shirka London ka sheegtay in midowga Yurub ay siin doonaan Soomaaliya illaa €200 Million. ” Mustaqbalka Soomaaliya waa u muhiim Yurub, €200 million…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Lagu Dilay Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ay dileen sarkaal iyaga ka tirsanaa. Sarkaalkan la dilay ayaa lagu magacaabayey C/laahi Baxar Cali, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururka Islaamka: Soomaaliya Kala U Bar Dadka Waxaa Ay U Baahan Yihiin Gargaar Banii’aadnimo Xoghaya guud ee ururka Islaamka (Organization of Islamic Cooperation) Yousef Al-Cuthaiman ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si degdeg ah wax looga qabto abaaraha ka jira Soomaaliya. Mr. Cuthaiman waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo 10 Milyan Oo Dollar Ku bixinaya Abaaraha Ka Jira Soomaaliya Amiir Maxamed bin Nawaaf oo shirka London u matalayey dalka Sacuudiga ayaa sheegay in dalkiisa ay bixinayaan 10 Milyan oo Doolar taas oo wax looga qabanayo abaaraha ka jira Soomaaliya.…