Akhriso Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Madaxda Caalamka Sheeko:Dalka Shirka London waxaa khudabado ka jeediyay madaxda Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha caalamka, madaxdii halkaasi ka hadashay waxaa ka mid ahaa: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Xogheyaha guud ee qaramada midoobey Antonio… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Boolis Ah Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Jowhar Askari ka tirsan ciidanka Booliiska ayaa maanta waxa uu degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ku dilay qof la sheegay inuu yahay shacab, kadib muran Labadooda soo kala dhexgalay.…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Golaha Wasiirada Oo Soo Saaray Go’aanno Lagu Sugayo Amniga Muqdisho Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim “Shirka London Faa’idooyin Badan Baa Ku Jira” Falanqeeye siyaasadda dalka ayaa sheegay in shirka magaalada London maanta ka furmay uu faa’iidooyin waa weyn ugu sugan yihiin umadda Soomaaliyeed. Diblumaasi Maxamed Maxamuud Nuur ayaa sheegay in shirkani uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka London Oo Furmay Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbeeyay Shirka lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysal wasaaraha Britain Theresa May iyo xoghayaha guud ee Qaramada…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War Murtiyeedka Laga Filayo Shirka London Shir looga hadlayo aayaha Soomaaliya ayaa hadda ka socda magaalada London, waxaa ka qeyb galaya madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka, waxaana lagu wadaa in halkaasi looga dhawaaqo heshiis cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Qabiil Waa Dhintay Ee Iska Daaya (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in xilligaan qabyaaladdu ay ku dambeyso qurbaha, balse gudaha dalka uu ka dhintay. Xaaf oo la hadlayey boqolaal shacab ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble: Soomaaliya Waa Mid Hal Madaxweyne Ayeeyna Leedahay (Maqal) Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in Soomaaliya ay mid tahay, islamarkaana uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo, kadib hadal uu ka jeediyey munaasabad xalay ka dhacday magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In Lala Shaqeeyo Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Aadan oo habeenkii xalay ahaa hadal kooban ka jeediyey xafladdii lagu soo dhoweynayey madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa gaaray London ayaa kula dardaarmay shacabka Soomaaliyeed iney…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DHAGEYSO: Axmed Madoobe “Anigu Shaqsiyan Ma Rumeysni Federaalka” Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in shaqsi ahaan aanu kamid ahayn dadka rumeysan Federaalka, balse ay dani keentay in Federaalka la qaato. Wuxuu sheegay micnaha ka dambeeya…